31/03/2020
asc dhamaan asxabta hubiye qofki raba in laga caawiyo sidi uu real account u furan lahaa ha ku dhufto link gaan
http://www.fxprimus.com/open-an-account?r=40416541®ulator=vu
kadibna nala so xariir anagaa kaa caawin doono insha Allah.
06/03/2020
Jimca Mubaarak dhamaan macamiisha Hubiye Traders .
Waxaa weli socda diwaangelintii maalgashiga eheed ee Hubiye Traders. So booqo xafiiska ama 0619606000
Like saar bage ka
Share dhaha oo gaarsiiya
01/03/2020
Asc dhamaan macamiisha HUBIYE TRADERS waxa bilaawday diiwaan gelinti qeybaha kala ah
A) investing -maalgashi
B) education- wax barasho.
Diiwaan gelintu waxay socon doontaa mudo kooban dadka la qaadanayana way xadidanyihin. Fadlan horay u gaar xafiiska HUBIYE TRADERS ama wac 651149.
Mahadsanidiin
Fadlan sii share gareeya si ay uga faaiideestaan fursadaan.
28/02/2020
Asc dhamaan macamiisha HUBIYE TRADERS jumca jamiil
Kuso dhawaada hubiye traders
24/02/2020
Ugu imaaw HUBIYE TRADERS
Faaiido joogta ah ku raaxeeso waqtigaada iyo lacagtaada
23/02/2020
OGEYSIS Ogeysis OGEYSIS OGEYSIS
Dhamaan dadka JECEL barashada suuqa casriga ah ee FOREX waxa la ogeysiinayaa in labilaabi doono FASALA cusub oo waxbarasho. oo lagu baran doono suuqa Forex mudo kooban INSHA ALLAH.
Fadlan ardada la qaadanayo way xadidanthy ee horay ugaar xafiiska diiwaan gelinta ee Hubiye Traders ama wac TELL: 651149/0619606000. mahadsanidiin.
Welcome to Hubiye Traders
20/02/2020
Habin wanagsan dhamaan macaamiisha HUBIYE TRADERS.
Inta aad wax iibiso ama soo iibsato waxaa ka badan inta aad ka fiirsato
Risk hagelin hantidaada iyo tan laguugu amaneestay
19/02/2020
asc dhamaan macaamiisha HUBIYE TRADERS waxaa la ogeysiinayaa in ay bilaaban doonto diiwangelinta labaad group B ee maalgashiga. malinta sabtiga 22/02/2020 insha allah .wxiii faahfaahin ah soo booqo xafiiska diwan gelinta HUBIYE TRADERS
08/02/2020
Asc dhamaan macaamisa hubiye traders maalin wanagsan
Howshu waa socotaa so dhawaada waqtigu waa sucdaa ha kaharin facaa