16/08/2026
Hambalyo, hambalyo, hambalyo! ๐๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare.
Guusha aad maanta gaartay waa mid ka dhalatay dadaal, sabir, adkaysi iyo juhdi badan. Maanta waxaad goosateen midhihii dadaalkiinna, waxaana idiin furmay bog cusub oo noloshiinna ah.
Waxaan si gaar ah idiinku dhiirrigelinayaa inaad sii waddaan waxbarashada, aqoontiinna kororsataan, kuna dadaashaan inaad mustaqbalka noqotaan haldoor, aqoonyahanno iyo hoggaamiyeyaal dalkooda iyo dadkooda anfaca.
Sidoo kale, waxaan u mahadcelinayaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan intii garab istaagtay ardaydan muddadii ay waxbarashada ku jireen.
Hambalyo guuleystayaal! ๐โค๏ธ
Mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn ayaan idiin rajaynayaa.
Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabada xigta, hana idinka dhigo aqoontiinna mid aad dalka, dadka iyo naftiinnaba ku anfaca. Aamiin. ๐คฒ
18/07/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐ ๐ฎ ๐๐๐.... ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐ #๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ค๐๐ง ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐๐ค๐ ๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ซ๐๐๐๐ ๐ก๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ ๐๐๐ซ๐จ. ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก ๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ค๐๐ง๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐
Waxaan fariinteydaan kaaga dhigaay mid Qoortaada gashan Oo Amaano Kugu ah. Saacdan ay ku soo gaartay laga bilaabo ilaa Qiyaamaha ka dhaco.๐ญ
Markad furto fariintaan Aad aqrisato ilaah baan kugu dhaarshaye sii faafi waa maalin isniin ah
Hadda ka hor Waxaad halkaan uga duceyseen Aabaheey Xanuunkaan I kale La Xanuunsanaa
Cudurka dilaaga ah Ee...........? .๐ญ Wuuna ka caafimaaday ducadiina Uu rabbi idiinka aqbalay darteed Alxlh.
Maanta aniga ayuu Xanuunkii igu dhacay gaar ahaan Aniga Waxaa iisii dheer midka maskaxda galo ayaa igu dhacay๐ญ๐ญ
Salaadaha si Caadi ayaan u Tukadaa inkastoo
mararka qaar aan miir beelo Daawo kasto Waa isticmaalay Aan ka aheeyn daawada ducadiina Oon maanta soo doontay.
Xaaladada Allah Hagaajiyo Towxiidkana Allaah kugu dilo jannada booskaaga allaah kaaga dhigo
Maanta Hadaad ducadiina iigu kala harin
Waana Soo sheegi doonaa Hadba Heerka uu igu gaaro Xanuunkan i haya. Haddaan dhintana Cafis iyo masaabax iyo naxariis rabbi ii soo weeydiiya Dhaamantiin Allah idiin jeclaado.
๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ป๐ฎ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ ๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐ถ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐บ๐๐๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐ถ๐ด๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐๐ฐ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ๐ญ๐ญ
๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น ๐๐ฑ๐๐๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐น๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ถ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐๐ฐ๐ฒ๐ฒ ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ญ๐ญ
๐๐น๐น๐ฎ๐ต ๐ธ๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ป ๐ฐ๐ผ๐ฑ๐๐ถ๐ด๐ฎ๐๐ด๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฏ๐ถ๐๐ฎ โ
๐๐ก ๐๐๐ข๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง