08/05/2022
๐ข๐ก๐๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ ๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐ข๐ง๐ ๐ฆ๐๐ก๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐จ๐ฅ๐ฆ๐
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa sameynta Khariiradaha ( ๐๐๐ฆ & ๐ฅ๐๐ ๐ข๐ง๐ ๐ฆ๐๐ก๐ฆ๐๐ก๐ ) iyada oo la adeegsanayo aaladda Computer-ka.
Koorsadaan waxay ka kooban tahay labo qeybood :-
๐ค๐ฒ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ (๐๐ฒ๐ด๐ถ๐ป๐ป๐ฒ๐ฟ ๐น๐ฒ๐๐ฒ๐น)
Qeybtaan Waxaa lagu baranayaa :-
โ
Fahanka guud ee GIS
โ
Noocyada Data ee lagu isticmaalo GIS ka.
โ
Sida Software ka ArcGIS loogu shubto kumbiyuutar ka iyo sida loo isticmaalo.
โ
Sida loo sameeyo Khariirad leh Degmooyin, wado, webiyo, guryo iyo caasimado.
โ
Sida loo keydsado xogta khariiradaha iyi sida loo taxliiliyo.
โ
Sida loo Cabiro Geometery ga goob ( Bedka iyo dhererka ).
โ
Sida loogu keediyi Xogaha lasoo aruuriyo sida X. Caafimaadka.
โ
Ugu dambeyn ardaygu wuxaa labaridoonaa sida loo sameeyo khariirada Soomaaliya.
๐ค๐ฒ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฑ (๐๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ฑ ๐น๐ฒ๐๐ฒ๐น)
โ
Barashada Remote Sensing ka.
โ
Sida loo isticmaalo Google Earth.
โ
Sida loosoo dagsado Sawirada uu qaada Satellite ka.
โ
Sida GIS ka loogu taxliiliyo sawirada Satellite ka qaaday
โ
Sida loo sameeyo khariiradaha Geology ga, Dhirta iyo daaqa, Biyaha, kala sareynta dhulka iyo Roobabka.
โ
Iyo in qaab 3D ( 3 geesood) ah ku muujiro qeybo ka mid ah dhulka.
๐Marka ardaygu dhameysto labada qeybood ee koorsadaan wuxuu ka faa'idi doonna isku filnaan dhanka sameynta Khariiradaha ah taas oo u horseedi doonta inuu la shaqeeyo hay'adaha iyo Kambaniyada ku shaqeeya GIS & Remote sensing ka.
Habadaba iska diiwaangeli koorsadaan oo la xariir numberada iyo ciwaanadaan hoose:-
๐ง๐ฒ๐น๐ฝ๐ต๐ผ๐ป๐ฒ:- 0611116108 | 0621116108
๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ:- +252611116108
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น:- [email protected]