Mu’asasada Mudug bile
ardayda Quraanka barata oo maanta Macalimiinta Somaliyeed Hambalyo u diray.
Macalin Cigaal-Life coach
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Macalin Cigaal-Life coach, Educational consultant, Mogadishu.
page-ka rasmiga ah ee macalinCigaal waxaad kala socon doontaa arrimaha
Waxbarashada
Ganacsiga
Latalinta arrimaha waxbarashada
Cilmi Nafsiga iyo IWM
Soo dhawaada dhamaantiin.
Dadaal gaari doontide
Tijaabi Nasiibkaaga: Farxad galinta ardayda
Farxad darteed waqtigii la balanshay kahor ayey yimaadeen.
Mudug bile Maan bile 📚📚📖📖🧠🧠🏃♂️🏃♂️
Is balansi kale 🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️
Haku mashquulin wax aadan waxba ka qaban karin
Quraanka la saaxiib Murugo waa isdaynaysiin
Galabta waxaa dhacay tartan oo orad ah ardayda dhigata Muasasada Mudug bile
Farxada caruurta waa qayb kamid ah waxbarashada.
Tartankan oo kale wuxuu soo bandhigaa hibada ardayga.
Markasta Alaa mahad leh
Waxaan ahay Macalin Cigaal Qoraa, Macalin, tababare Nolaleed.
Barahayga bulshada waxaan kusoo gudbiyaa muuqaalo anfacaya dhalinyarada, ardayda iyo cidkasto hormar doonaysa.
Kala soco page-kayga iyo YouTube kayga mawduucyo nolashaada badala.
Muuqaal cajiib ah dhiirogalin ah.
Ha cabsan ee tilaabo qaad
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu