07/12/2022
Asalaamu alaykum.
Saaxiibayaal Page-kaan waxaan ugu talagalay inaan ku kala faa'iideysanno waxaan isku dhaanno.
Marka soo dhowaada, haddaad awoodidna sii faafi.
Mahad badan ha idinka gaarto.