Clock institute of languages
CLOCK means Watch
26/02/2023
Alxm Maanta waxaa inoo soo idlaaday Imtixaankii inoo soo bilaawday Shalay oo sabti ah alxm Dhammaan Ardayda waxaa u reynayaa Guul iyo Natiijo fiican Insha allah 🤲
Welcome to CAST
04/02/2023
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxaa lagu bishaareynayaa dhammaan dadweynaha ku nool xaafadda suuqa iyo nawaaxigeeda waxaa lagu bishaareynayaa in Machadka Clock uu bilaabay qabashada Ardayda cusub sanad dugsiyeedka is qorsita waxa ay ka socotaa isla xarunta Machadka
Day
21/11/2022
Hampaliyo Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed
Congratulations All teacher's
21/11/2022
Hampaliyo Dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed
's Day
Waxa barta aan barwaaqo gaarnee
08/11/2022
إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطي وكل شيء عنده بأجل مسمي فلنصبر ولنحتسب
Geerida kala xanun badan waa geeri naxdin leh
Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Macalin Maxamed Cusmaan C/dule oo maanta Ayeeyadiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariisto 🤲🤲
31/10/2022
" Allaha u naxariisto Intii qaraxii Soobe ku dhimatay illaahey naxariistiisa janno haka waraabiyo intii ku dhaawacantayna allaha u booga dhayo."
Mogadisho Waxa aan Alle uga baryaa in uu Colaadda iyo dhibka Naga dul qaado insha allah Amiin 🤲 29/ Oct 2022 Block day
28/10/2022
Jumca Mubaarak
27/10/2022
إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطي وكل شيء عنده بأجل مسمي فلنصبر ولنحتسب
Geerida kala xanun badan waa geeri naxdin leh
Waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Macalin Cabaas Axmed Maxamed oo maanta Ayeeyadiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariisto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
5555