Waalidow, ma rabtaa in ilmahaagu noqdo caruur akhlaaq leh, aqoon leh, kalsooni leh, kana hormara da'diisa? Xanaanada Axlaam waxay ku dhiseysaa ilmahaaga aqoon, akhlaaq iyo hoggaamin laga bilaabo da'da 2 sano ilaa 7 sano.
Kala soo xariir tell 0614473703
Xanaanada Caruurta Axlaam Xaruunta Taleex.
AHLAM international school
Iskuulka iyo Xanaanada Caruurta Caalamiga Ee Axlaam waa Hoyga Barbaarinta iyo Tarbiyeenta Ubadka
08/06/2026
๐ช๐๐๐๐๐,
Waxaan ognahay in markaad ilmahaaga noo dhiibeyso aad noo dhiibeyso qalbigaaga.
Taasi waa sababta aan carruurta ugu daryeelno:
๐ ๐๐๐๐๐ฒ๐ฅ
๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐
๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ
๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง
Sida adiga oo nala joogo.
Maalinta ugu muhiimsan nolosha ilmahaaga ma aha maalinta uu qalin jabiyo.
Waa maalinta ugu horreysa ee uu waxbarashada bilaabo.
๐ซ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ฎ ๐๐
๐น๐ฎ๐ฎ๐บ, waxay carruurta siisaa bilow ay ku faani doonaan inta ay nool yihiin.
Kala xariir tell: ๐ฌ๐ฒ๐ญ๐ฐ๐ฐ๐ณ๐ฏ๐ณ๐ฌ๐ฏ
15/05/2026
Shaqa Banaan Macalimimo
Xanaanada Axlaam waxaa ay qaadaneysaa Macalimiin cusub, XaruuntaTaleex. Fadlan ku soo dir codsigaada Emialka [email protected].
F.G
Fursadaan waxaa leh kaliya Macalimiinta Gabdha ah.
Welcome to Ahlam International School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 04:30 |
| Tuesday | 07:00 - 04:30 |
| Wednesday | 07:00 - 04:30 |
| Saturday | 07:00 - 04:30 |
| Sunday | 07:00 - 04:30 |