Somali Instituate For Training And Education Services "sites"

Somali Instituate For Training And Education Services "sites" Machadka Sites waa Machad ka diiwaangashan Wasaaradda Tacliinta Sare ee Soomaaliya, ujeeddadiisuna wa

Mamulka iyo macalimiinta Schoolka Somali Institute for Training and education services   ayaa shalay kulan wadatashi iyo...
02/02/2020

Mamulka iyo macalimiinta Schoolka Somali Institute for Training and education services ayaa shalay kulan wadatashi iyo Hormarin Tacliinta uqabtay Ardayda Schoolka sites kuwaso lagu Bogaadinaayo ardayda iney Iney Heer kooda Aqooneed Kor Uqadaan
Gaara ahan Arday Dhameyneyso sanadkan Dugsiyada sare kulankan waxa uu ahaa Mid wax badan lagu fahansiyay sidii ay door weyn uga qadanlahayeen imtixanka Dowlada.

11/01/2020
08/01/2020

ogeysiis dhamaan bahda jecel wax barshada schoolka Somali institute for training and education services Sites waxa uu idin ogeysiinayaa inuu bilabaayo courses cusub isugu jiro wax yabaha Hoos ku xusan fadlan is qorista wey socotaa yaa lagaa buuxinin mahadsanidiin :

Ogeysiis Dhaman Bahda jecel wax barashada Gaar ahaan Ardayda from Four waxa la ogeysiinayaa In school ka qabanaya classe...
28/12/2019

Ogeysiis Dhaman Bahda jecel wax barashada Gaar ahaan Ardayda from Four waxa la ogeysiinayaa In school ka qabanaya classes Cusub scientific Fadlan Haddi aatahay Arday dhigta sanadkii ugu danbeyay Schoolka waxan Ku heynaa oo ka cawineynaa Qaabka Aad uga Gudbi laheed imtixanka Dowlada ..
Isqorista wey Scotia fadlan Ya lagaa Buuxin
Wixii Faahfaahin ah
Hoos la aqriso Mahadsanidiin

Address

Suq Ba'ad
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617700199

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Instituate For Training And Education Services "sites" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali Instituate For Training And Education Services "sites":

Shortcuts

Share

Category