Nafta Uroon

Nafta Uroon

Share

Everything is possible, if you believe in yourself👸💯🥰🔥

25/11/2022

Kuso dhawaada barnamijkii 7da xikmadood
1-Ha fara jaawin si aad qof dareenkiisa u soo jeediso.
2-Si kastoo ay arrimuhu u qasmaan is daji.
3-Findhicilka haku isticmaalin dadka dhexdooda.
4-Wax weyn ballan qaad wax weyna bixi.
5-Baro sida maya loogu yiraahdo si anshax leh oo deg-deg ah.
6-Rajadaada Mar kaste ha sareyso.
7-Ogolaw xanuunka iyo murugtuba in ay qeyb nolosha kamid ah yihiin.

Qodobke kuso jiitay adiga ahan
wa xagiina

16/11/2022

Kuso dhawaada barnamijkii 7da xigmadood
1-Maalin kasta tus qoyskaaga heerka aad jeceshahay hoodaada iyo hadalkaagaba.
2-Ha xaman dadka.
3-Ha faaqidin mushaarada dadka kale.
4-Ha calaacalin.
5-Ha khamaarin.
6-Shaqda imaaw goor h**e xilliga ugu danbeeyana bax.
7-Ha u maleyn in lacagtu ay farxad keento.

Qodobke kuso jiitay adiga ahan
and ha hilmamin

10/11/2022

Kuso dhawaada barnaamijka 7da xikmadood
1-Marka aad shir ka qeyb galeyso fariiso kuraasta h**e.
2-Soo g**o xaabadaada.
3-marka adiga iyo xaaskaaga dagaashaan ha u eegin yaa khaldan lkn raali gali oo dheh waan ka xumahay, waan ka careysiiyey ee I saamax.
4-Ha wahsan, samee waxa u baahan in la sameeyo waqtiga ay u baahan yihiin.
5-Carruurtaada wax u akhri.
6-Carruurtaada wax ka dhageyso.
7-Ha ka baqin inaad tiraahdo ma garanaayo.

Qodobkee kuso jiitay adiga ahan
and wa xagina

08/11/2022

Kuso dhawaada barnamijkii 7da xikmadood
1-Ha u qaadan caafimaadka wanaagsan in lagu siiyey waligaa.
2-Qofna ha ku dhiiri galin in uu looyar noqdo.
3-Ku fakar wax weyn lkn waxa yar ku qanac.
4-U sheeg ilmahaaga sida ay heer sare u yihiin adigana aad u aaminsan tahay.
5-Faham farxadu kuma xirna milkiyadda, awoodda iyo sharafta, lkn waxay ku xiran tahay xariirka aad la leedahay dadka aad jeceshahay iyo ixtiraamka.
6-Si isku mid ah u caawi dadka, shaqada isku midka ahna lacag isku mid ah ku bixi.
7-shirka bilaaw waqtigiisa hana u aabo yeelin yaa maqan.

Qodobke kuso jiitay adiga ahaan
and wa xagiina

06/11/2022

Kuso dhawaada barnamijki 7da xikmadood
1-Ha ka baqin inaad tiraahdo gacan baan u baahanahay.
2-Daah fur fikrado cusub.
3-Baro sida cuntada loo karsado.
4-Cabitaanka u cab sabab la,aan.
5-Iibso waxa ay danyartu miisaska ku iibiyan.
6-Caradaada xakamee.
7-Caqligaaga ha u isticmaalin ceebeyn iyo caay ee u isticmaal madadaalin.

Qodobke ka heshay adiga ahaan
and Ha hilmamin

04/11/2022

Kuso dhawaada barnamijki 7da xikmadood
1-Baro sida loo muujiyo farxad xita hadii aadan faraxsaneyn.
2-Baro sida loo muujiyo xamaasad,yadadiilo iyo hawo xita hadii aadan dareemayn.
3-Si wanaagsan u daryeel kuwa aad jeceshahah.
4-Ha kibir badnaan waayo inta aadan dhalan aya waxyaabo badan lagu guuleystay.
5-Ogow jaceylka halganka iyo jaceylka raaxada waligood ma kulmaan.
6-Ha ka baqin inaad tiraahdo khalad baan sameeyey.
7-Ha ka baqin inaad tiraahdo waan ka xumahay.

Qodobke ku dhiiri galiyey adiga ahaan
and wa xagiina

03/11/2022

Kuso dhawaada barnamijka 7da xikmadod
1-Lahaw dhaqan aan qalad badneyn.
2-Saaxiibo wanaagsan lahaw.
3-Ilaali balamada.
4-Bar ilmahaaga qiimaha lacagta iyo muhiimada dhaqaaleysiga.
5-Maalin kasta cab 8liiter oo biyo ah.
6-Ixtiraam dhaqamada iyo caadooyinka.
7-shaqo sii dadka ka fikirka iyo caqliga fiican.

Qodobke kuso jiitay adiga ahaan
and

02/11/2022

7 Xikmadood oo noloshada anfacaayo
1-Tusi ixtiraam waxa nool oo dhan.
2-Haka walwalin inaad ilmahaaga siin weydo wax kasta waxa ugu fiican,lkn sii waxa aad heysato waxa ugu wanaagsan.
3-Daryeelka shaqaalaha wa mid ka mid ah maalgalinada ugu wanaagsan.
4-Waqtiga ha ku lumin inaad ka murugooto gef dhacay ,baro oo ka dhaqaaq.
5-Ha u ogolaanin taleefanka inu ka dhex galo howlahaaga muhiimka ah ,waa waqti kuu habon oo aan isaga u habooneyn.
6-Ogow jaceylka dadka iyo kibirka waligood ma kulmaan.
7-Markuu qof hab ku siiyo ilaa uu ku daayo hadaynin.

Qodobke ka heshay adiga ahan
U Shere garey asxabtada
ha hilmamin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu