Jubba International School

Jubba International School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubba International School, School, jubba Street, Mogadishu.

Tartankii xalay Udhaxeeyay   Iyo   Oo kamid ahaa Kulanmada  TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2026 qeybtiisa English waxa uu kusoo...
14/08/2026

Tartankii xalay Udhaxeeyay Iyo Oo kamid ahaa Kulanmada TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2026 qeybtiisa English

waxa uu kusoo idlaaday.

39 Vs 43

HAMBALYO Labada group waxa ay muujiyeen dadaal badan Aqoon iyo aqlaaq👏👏

DAADIHIYAHA TARTANKA Macallin ISMAACIIL MUXUDIIN Ayaa Daahin Doono Tartamada  Caawa Qeybta English-ka Oo Udhaxeeya   IYO...
10/08/2026

DAADIHIYAHA TARTANKA

Macallin ISMAACIIL MUXUDIIN Ayaa Daahin Doono Tartamada Caawa Qeybta English-ka Oo Udhaxeeya IYO .

GUDDIGA TAAJ Waa Macallin CABDI RASHIID Iyo Macallin MUSCAB📘🖊️

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣Waxaa Caawa Tartamada Jubba Iska Leh Ardayda English-ka.Tartankaan Waa Labo Is'arag O...
10/08/2026

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Waxaa Caawa Tartamada Jubba Iska Leh Ardayda English-ka.

Tartankaan Waa Labo Is'arag Oo WAREEGA 1️⃣Aad Kaas Oo Ay Ku Tartami Doonaan JUBBA STARS Iyo JUBBA FRIENDS

NASIIB WACAN DHAMAANTIINA 🖊️📘

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣ Jumca Wanaagsan Kuwaan Waa 1️⃣2️⃣-KA Arday Ee Ugu Sixitaanka Badan Su'aal...
07/08/2026

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Jumca Wanaagsan Kuwaan Waa 1️⃣2️⃣-KA Arday Ee Ugu Sixitaanka Badan Su'aalaha Tartan Aqooneedka Iskuulka Jubba Qeybta Soomaaliley.

Halkaan Hoose Ka Fiiri Sidey Ukala Horeeyaan⤵️

Ballanteenu Waa AQOON IYO AQLAAQ.

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣ Jadwalka Tartamada SIDEED DHAMAADKA Tartan Aqooneedka Jubba Qeybta English-ka Ayaa L...
04/08/2026

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Jadwalka Tartamada SIDEED DHAMAADKA Tartan Aqooneedka Jubba Qeybta English-ka Ayaa Lasoo Saaray.

Halkaan Hoose Ka Fiirso Taariikhda Group-kaada Tartanka Leeyahay ⤵️

NASIIB WACAN DHAMAANTIINA 🖊️📘

Tartankii xalay Udhaxeeyay   Vs  . ahaana Kulankii Ugu Horeeye Ee Marxalada Bug Baxda (USOO BIXIDA 4️⃣ DHAMAADKA) waxa u...
04/08/2026

Tartankii xalay Udhaxeeyay Vs . ahaana Kulankii Ugu Horeeye Ee Marxalada Bug Baxda (USOO BIXIDA 4️⃣ DHAMAADKA)

waxa uu kusoo idlaaday.

32 Vs 35

Halkaasna waxaa afardhamaadka tartanka iska xaadiriyay group-ka XIDDIGAHA JUBBA, Waxeyna Ku Aadeen GEESIYAASHA JUBBA

HAMBALYO Labada group waxa ay muujiyeen dadaal badan Aqoon iyo aqlaaq👏👏

DAADIHIYAHA TARTANKA Macallin CABDI RASHIID XASAN Ayaa Daahin Doono Tartamada  Caawa BUG BAXDA Oo Udhaxeeya   IYO  .GUDD...
03/08/2026

DAADIHIYAHA TARTANKA

Macallin CABDI RASHIID XASAN Ayaa Daahin Doono Tartamada Caawa BUG BAXDA Oo Udhaxeeya IYO .

GUDDIGA TAAJ Waa Macallin ISMAACIIL Iyo Macallin MUSCAB📘🖊️

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣ Kulanka Ugu Horeeya Ee Marxalada Bug Baxda (USOO BIXIDA 4️⃣ DHAMAADKA) Wu...
03/08/2026

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Kulanka Ugu Horeeya Ee Marxalada Bug Baxda (USOO BIXIDA 4️⃣ DHAMAADKA) Wuxuu Caawa Ku Tartami Doono
IYO .

2-daan Group Midkood Ayaa Usoo Gudbi Doono AFAR DHAMAADKA Insha Allah Wuxuuna Ku Aadi Doonaa .

NASIIB WACAN DHAMAANTIINA 🖊️📘

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣Isku Aadka Tartan Aqooneedka Jubba Qeybta English-ka Ayaa Lasoo Saaray.Dhammaan Group...
02/08/2026

JUBBA CUP COMPETITIONS 2️⃣0️⃣2️⃣6️⃣

Isku Aadka Tartan Aqooneedka Jubba Qeybta English-ka Ayaa Lasoo Saaray.

Dhammaan Group-yada Waxey Iskugu Aadeen Sida Hoos Idinkaga Muuqato.

FG:Maalinta Iyo Waqtiga Ay Tartamaayaan Dib Ayaa Laga Soo Sheegi Doonaa Insha Allah.

NASIIB WACAN DHAMAANTIINA 🖊️📘

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA  2026Kadib Markii Uu Soo Idlaaday Marxalada Heerka GROUP-YADA Horyaalka Jubba Qeybta S...
31/07/2026

HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA 2026

Kadib Markii Uu Soo Idlaaday Marxalada Heerka GROUP-YADA Horyaalka Jubba Qeybta Soomaaliley 4️⃣1️⃣ Arday Ayaa Ka Qeyb Qaatay Tartanka, 3️⃣8️⃣ Arday Ka Mid Ah Waxaa Usuurto Gashay Ugu Yaraan Iney Saxaan Hal Su'aal.

ARDAYDA USUURTO GASHAY INEY SAXAAN SU'ALLAHA HORYAALKA TARTAN AQOONEEDKA JUBBA⤵️

1.Hanad Maxamed 1️⃣8️⃣
2.Mucaad Maxamed 1️⃣6️⃣
3.Xuseen Muxumed 1️⃣6️⃣
4.Hodan Maxamed 1️⃣4️⃣
5.Salmo Shariif 1️⃣2️⃣
6.Ruweydo Mowliid 1️⃣2️⃣
7.Iqro Cali 1️⃣2️⃣
8.Muscab Maxamed 1️⃣0️⃣
9.Leylo Axmed 1️⃣0️⃣
10.Maajid Cumar 1️⃣0️⃣
11.Maa'ido Maxamed 1️⃣0️⃣
12.Sihaam Nuur 1️⃣0️⃣
13.Maqdis Cabdi 8️⃣
14.Maxamed Ismaaciil 6️⃣
15.Aniso Saadaq 6️⃣
16.Maxamed Shariif 6️⃣
17.Hanad Cabdi 6️⃣
18.C/fitaax Maxamed 6️⃣
19.Najiib 6️⃣
20.Mulki Axmed 6️⃣
21.Hanad C/risaaq 6️⃣
22.Maryan Macalin 6️⃣
23.Yusro Shiiq 6️⃣
24.C/risaaq Xasan 4️⃣
25.Rayan C/risaaq 4️⃣
26.C/Raxmaan Daadir 4️⃣
27.Saacid Cumar 4️⃣
28.Sahro C/laahi 4️⃣
29.Salmo Saacid 4️⃣
30.Maa'ido C/risaaq 4️⃣
31.Muqtaar Maxamud 4️⃣
32.Xaawo Isaaq 2️⃣
33.Ishwaaq C/haab 2️⃣
34.Xaliimo Maxamed 2️⃣
35.Ridwaan CabdI 2️⃣
36.M.Qadar C/qaadir 2️⃣
37.C/Qani Macalin 2️⃣
38.Cadnaan Cabdi 2️⃣

"SAAMEYNTA SOOMAALILEY"

Address

Jubba Street
Mogadishu

Telephone

+252617530256

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Jubba International School:

Shortcuts

Share

Category