Maalinta isniinta iyo maalinta khamiista albaadda janadda waa la furaa ayuu yiri Nabi Muxamed CSW صلي الله عليه وسلم
Al -Adkaar الادكار Rasmi ah
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al -Adkaar الادكار Rasmi ah, Education, caalamka992@gmail. com, Mogadishu.
الشيخ عبدالله بن محمد المطرود بارك الله فيه
25/07/2023
Waa maxay Fadliga maalinta Caashuura?
Tusmo [Iga qari Qoraalka]
Qeexid kooban.
Maalinta Caashuura oo ah maalinta tobnaad ee bisha Muxarram waxa Ilaahay (S.W.T) badbaadiyey qoomkii nabi Muuse sidoo kalena waxa la halaagay Fircoon iyo ehelkiisii, hadaba maalintan maadaama Rabi u hiiliyey dadkii Muslimiinta ahaa waxa haboon in la soomo.
Qisadii nabi Muse iyo Fircoon oo kooban.
Fircoon oo xukumi jiray Masar waxa Ilaahay usoo diray Nabi Muuse iyo walaalkii Nabi Haaruun kadibna waxay dacwadii gaarsiiyeen Ficoon iyo qoomkiisii balse way diideen inay dacwadan qaataan oo waxay dileen caruurtii reer banu Israa’ill ayagoo gawracaya wiilasha hablahana daynaya,
Dabadeedna Fircoon ayaa bandhig sixireed ku cariyey Nabi Muuse iyo walaalkii Haaruun markaasuu Sixiroolayaashiisii faray inay tuuraan xargihii oo isu badalay masas ama abeesooyin si ay dadka ugu cabsi galiyaan.
Nabi Muuse ushiisii ayuu tuuray waxayna isu badashay Ilaahay idankiis Mas oo cunaya dhamaan masaskii yaryaraa ee Sixiroolayaashu dadka ku sixreen, kadibna Sixiroolayaashii ayaa rumeeyey Rabigii Nabi Muuse iyo Haaruun wayna u sujuudeen Ilaahay hase ahaatee Fircoon ayaa laayey Sixiroolayaasii.
Qoomkii Fircoon Ilaahay wuxuu ku imtixaamay balaayooyin badan, waxa loo soo diray Duufaankii, Ayax, Raho, Injiro, iyo cuntadoodii o dhiig isu badashay, hadana waxaas oo dhan waxba kumaysan qaadanin ee gaalnimo iyo madax adaygnimo ayey kasii qaadeen.
Nabi Muuse wuxuu doonay inuu la baxo reer banu Israa’iil hase ahaatee waxa ogaaday Fircoon iyo qoomkiisii kadibna isaga iyo ciidankiisii waxay soo dabo galeen reer banu Israa’iil illamaayo ay ku kulmeen Badda, balse Allaha wayn ayaa faray Nabi Muuse inuu ushiisa Badda ku dhufto waxayna badii u qaybsantaya laba buurood oo waaweyn markaasuu Nabi Muuse iyo qomkiisii dhaafeen halka Fircoon iyo qoomkiisii Ilaahay ku halaagay meeshaas.
Xilligii Nabi Muxamed (N.N.K.H)
Markuu nabi Muxamed (scw) uu usoo hijrooday magaalada Madiina ayuu arkay in Yahuudu ay soomantahay kolkaasbuu waydiiyey sababta ay la soomanyihiin?
waxayna dhaheen; waa maalin Ilaahay u gargaaray nabi Muuse.
Nabi Muxamedna wuxuu yiri; Anaka ayaa ka mudan Yahuuda Nabi Muuse, wuxuuna faray umadiisa inay sooman maalintan.
Maalintan soomkeedu wuxuu noqday waajib bilowgii h**e balse markii Ilaahay (S.W.T) soo waajibiyey soonka Ramadaan ayey noqotay soonka Caashuura Sunne.
Nabigu wuxuu jeclaa inuu khilaafo Yahuuda iyo Masiixiyiinta sidaas awgeed wuxuu Nabigu faray umadiisa inay soomaan maalinta Caashuura iyo maalinta ka h**eysa ama ka danbaysa ama waa inaad soonta sadexda cashoba 9 aad, 10 aad iyo 11 aadba waana ta ugu wanaagsan.
Fadliga Soonka Caashuura:
Nabigu wuxuu yirii; Soonka maalinta Caashuura waxaan Ilaahay kaga filayaa inuu ku dhaafo danbigii sanadkii h**e, maashaAllah, bal maxaa ka wanaagsan inuu Ilaahay kaa dhaafo danbiyadaadii sanadkii tagay oo dhan gaar ahaan kuwa yaryar sababtoo ah kuwa waaweyn Ilaahay wuxuu ku dhaafa toobad lala yimaado.
Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu ina waafajiyo soonka maalintan iyo inuu inaga yeelo kuwa loogu danbi dhaafo danbiyadooda. Aamiin.
اللهم صلى وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
صلي الله عليه وسلم
Wax la dhageysta waxaa ugu wanagsan القراءن الكريم
﴿الْمَالُ وَالْبَنُونَ زِينَةُ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا ۖ وَالْبَاقِيَاتُ الصَّالِحَاتُ خَيْرٌ عِندَ رَبِّكَ ثَوَابًا وَخَيْرٌ أَمَلًا﴾
[ الكهف: 46]
Almalu walbanoona zeenatu alxayati addunya walbaqiyatu assalixatu khayrun cinda rabbika thawaban wakhayrun amala
Qofkii cibaadeysta
Illaahey xiriir fiican la yeesha OO ey salaadiisu hagaato
Cibaadadiisa Illahey aqbalo
Shan (5) Nimcadood ayuu Illaahey Aduunka dushiisa ku siiyaa
1) Qalbiguusu nuur ayuu Illahey dhex dhigaa
2) Wejigiisa iftiin baa ka baxa
3) Jirkuusana Illahey quwad iyo xoog ayuu geliyaa
4) Arsaaqadiisuna Illahey baa u waasiciyo u barakeeya
5) Khalqigow dhan qalbigoodu Illahey kalgaceel ayuu u geliyaa
Shantaas (5) Nimcadood waxaa lagu gaaraa oo lagu helaa
Waa xiriirka Illahey oo kuu adkaada
Qalbigu nuur ayaa Illahey kuu geliayay
Allah nasiiyo nuurkaas
Waa maxeey nuurkaas?
Waa basiiro (Araga)
Wixii xalaal ah indhahaas ayuu ku arkaa
Wixii xaaraam ahna indhahaas ayuu ku arkaa
Sheikh Hussain Ali ( Jabuti)
Xafiduhuallah.
Intaadan seexan 100 Mar ku sali Nabi Muxamed CSW
Fadlan Ku sali
Sura al mulk (TABAARAK)
FADLAN SII SHARE GAREEY SI UU KALAAMKA ALLAH U GAARO DAD BADAN ADIGANA AAD AJAR U HESHO
FOLLOW DHEH IYO LIKE
Gabar muslimad ah ayaa Qur'an kaga qeyb gashay tartan qolo hindiya leeyihiin balse waxaa cajib aheyd in jilaaga Amita Buchan ee soomaalidu u taqaano cali dheere uu ilmeeyay
Fadlan 100 kun hala gaariisiiyo pagekan
Heesha xitaa waa Sharegareysaan maxaa idiin diiday kalaamka ALLAH
Like iyo Follow dheaha si uu u gaaro 100 kun iyo kasii badan. .
Heesaha waad dhegeysataa maxaa kuu diiday kalaamka allah ee QUR'AANKA KARIIMKA AH
WALAAL SHARE DHEH
FOLLW NA SOO DHEH
SI UU UGAARO QOF KASTA JECEYL QUR'AANKA KARIIMKA
FADLAN HA DHAAFUN
06/08/2021
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
WALAAL XUMAANTA WAA LIKE GAREEYSAA FADLAN HALKAAN LIKE DHEH
وبالله التوفيق
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Caalamka992@gmail. Com
Mogadishu
2526