Daawa Tv

Daawa Tv

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daawa Tv, Education, Mogadishu.

Photos from Daawa Tv's post 13/08/2025

Gashanle sare Suldaan Daahir Caleen aya sogaray degmada garbaharey waa nin wax kabadalikaro howlaha socda gobolka guulyzo

12/12/2024

Gudoomiyaha degmada balad xaawo abdicasiis xareed iyo gudoomiye cali aadan wehiliye ( cali shire )

Oo fariin culus u diray jamaaal iyo giif

Haddii aan nidaamka iyo kala danbeynta sharciga la ilaalin wixii kaambooni ka dhacay markasta waa wax la filan karo

Maamulka halooga leexdo maamulkooda,

Amniga halooga leexdo amnigooda

Haddii askari faraha lagalo maamulka iyo nidaamka degmada wixii dhaca masuuliyada waxaa qaadi doona cidii xadgudub la timaada

08/12/2024

Baled Xaawo qaska halaga daayo.

Hadii kale jamaahirta shaqo adag Baled xaawa ka qabsani doonta.
Cida qaska baled xaawa kawadana way soo qabani doonaan.

08/12/2024

Xuseen Giif wuxuu dhibaatooyin badan u geystay degmada Beled Xaawo,

1. Burcadnimo iyo B**b:

2. Dilal Sharci-darro ah:

3. Isbaarooyin Sharci-darro ah:

4. Xadgudubka Xuquuqda Aadanaha:

5. Xasuuq Shacab:

6. Burburinta Kaabayaasha Dhaqaalaha:

7. Xoog ku Maamul Degmada: Intii uu degmada ka talinayey, wuxuu adeegsanayey awood ciidan si uu u caburiyo dadka deegaanka.

8. Kicin Colaadeed:

9. Abaabulka Kooxaha Hubaysan:

Eedeysane xuseen Giif taliyaha poliska qeybta gobalka gedo.

08/12/2024

Waxgaradka iyo dhalinyarada cali maxamed oo kulan kuleh Balad-xaawo

04/11/2024

Waa wilashii uu Giif Dhibka Ugaystay
Xubnihii jirkooda ugu qaalisanaa ayay waayeen walina uusan garosho ka ahayn ilaa iyo hada daawo iyo daryeel kale iskaba daa

Qofkii khaladkayga kahadli hala sooxiro ama hebal magaalada islama joogayno ciidanadayda dollow ayaan uraranayaa waan guurayaa waxaas oo dhan waa boor iskuqarin
Hadaad awoodaada kutakri fasho waa lagu sheegi

Taliye Xuseen Giif qabiil kursiga kuma matalo qabiilna makeensan mana dirsan cidna qabiil kuma difaaci karto meeshana qabiil mayaalo

Taliye dhibkii uu gaystay qiil uraadinaayo oon garow ahayn ayaa meesha joogo

Shalay rabitaan bulsho kumaadan imaanin berina waatagi askari xili walbo labadali karo ayaatahay Garbax falaar gilgilasho kagama hartee

Waa su'aale mataliyaha saldhig baa muxuusan amarkiisa uga shaqaynin 6da dagmo ee kale ee gobalka gedo
Taliye kasto oo Balad-xaawo yimaado shaqadii uu qaban lahaa ayuu kahaayaa dagmada

Fursad sii taliska saldhiga dagmada bulshada ha ushaqeeyee

Runtu kharaaraa

Asad Osman Abdullahi
Abdullahi Sheikh Ismail - Fartaag

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu