28/09/2024
Lesson Nineteen:
Casharka Sagaal iyo Tobnaad:
Dialogue Wadahadal
1 sual What do you see with?
Maxaad wax ku aragtaa?
Jawab I see with my eyes,
Indhahayga ayaan wax ku arkaa,
2 sual What do you eat with?
Maxaad wax ku cuntaa?
Jawab I eat with my mouth,
Waxaan wax ku cunaa afkayga,
3 sual What do you hear with ?
Maxaad wax ku maqashaa?
JWab I hear with my ears,
Waxaan wax ku maqlaa dhegahayga,
4 sual What do you smell with?
Maxaad wax ku urisaa?
Jawab I smell with my nose,
Sankayga ayaan wax ku uriyaa
5 suAl What do you taste with ?
maxaad wax ku dhadhamisaa ?
Jawab I taste with my tongue,
Waxaan wax ku dhadhamiyaa carrabkayga
6 sual What do you chew with ?
maxaad wax ku ruugtaa ?
Jawab I chew with my molars,
Waxaan wax ku ruugaa gowsahayga,
7 sual What do you do with?
Maxaad wax ku qabataa?
Jawab I do with my hands,
Waxaan wax ku sameeyaa gacmahayga,
8 sual What do you walk with?
maxaad ku socotaa?
Jawab I walk with my legs,
Lugahayga ayaan ku socdaa,
9 sual What do you bite with ?
maxaad wax ku qaniintaa ?
Jawab I bite with my teeth,
Ilkahayga ayaan wax ku qaniinaa
🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶