Al-isra Model Student's Union

Al-isra Model Student's Union Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-isra Model Student's Union, Education Website, Mogadishu.

Hamblyo 8-aad dhammaantiina
14/08/2025

Hamblyo 8-aad dhammaantiina

Waxaa maanta furmay tartan aqooneedka dugsiga Al-isra Model Madina Primary &  Secondary School, qeybta gelinta dambe wax...
24/02/2025

Waxaa maanta furmay tartan aqooneedka dugsiga Al-isra Model Madina Primary & Secondary School, qeybta gelinta dambe waxaa ku tartami doono dhammaan Fasalada gelinka dambe, ardeydu waxay ku soo bandhigi doonaan tartankaas aqoonta ay macalimiintioda barreen, wuxuuna shidaal ku shubi doonaa dadaalka iyo wax akhrinta ardeyda.

Sanad-dugsiyeedka 2024-2025, Gelinka dambe ee dugsiga Al-isra Model wuxuu ku tallaabsaday horumar ballaran oo la xariira dhinacyada Maamulka, Waxbarashada, firfircoonida ardeyda iyo waxqabadyada ardeyda, wacyigelintooda iyo tayeynta waxbarashadooda.

Al-isra Model Student's Union

 : Munaasabada Qalin jabinta Dufadda 5aad ee Fasalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024 iyo Dufadda 8aad ee Fasalka 8a...
05/12/2024

: Munaasabada Qalin jabinta Dufadda 5aad ee Fasalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024 iyo Dufadda 8aad ee Fasalka 8aad ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024.

Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Ardeyda dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ee Al-isra Model waxay hambalyo...
21/11/2024

Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Ardeyda dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ee Al-isra Model waxay hambalyo iyo bogaadinba la wadaagayaan dhammaan macalimiinta dugsiga Al-isra Model.

Al-isra Model Student's Union

JIMCO WANAAGSANWaxaan idiin xasuusineynaa inay jimco tahay iyo inaad ku salisaan rasuulkii dulqaadka iyo naxariista nadn...
07/11/2024

JIMCO WANAAGSAN

Waxaan idiin xasuusineynaa inay jimco tahay iyo inaad ku salisaan rasuulkii dulqaadka iyo naxariista nadnaa ee aan nasiibka u yeelanay inaan ummaddiisa kamid noqono, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد

Al-isra Model Student's Union

Sanad-dugsiyeedka 2024-2025 ayaa maanta si qurux badan u daah-furmay waxaana dugsiga Al-isra Model maanta soo xaadiray a...
01/09/2024

Sanad-dugsiyeedka 2024-2025 ayaa maanta si qurux badan u daah-furmay waxaana dugsiga Al-isra Model maanta soo xaadiray ardeyda labada gelin, ardeyda ayaa aad ugu faraxsan fasalada cusub iyo daraasooyinka waxbarashadeed ee maanta u bilowday.

Dhankooda, Maamulku ayaa ku guda jira sare u sii qaadida tayada waxbarashada dugsiga iyadoo xusid mudan tahay in dugsiga Al-isra Model yahay dugsiga ugu faca weyn guud ahaan deegaanka.

Al-isra Model Student's Union

BACK TO SCHOOLWelcome Back to Al-isra Model Primary And Secondary School Parents and Students We are pleased to inform y...
29/08/2024

BACK TO SCHOOL

Welcome Back to Al-isra Model Primary And Secondary School Parents and Students We are pleased to inform you that the school will reopen tomorrow on Sunday 1st September 2024.

HAMBLYO!Ardeyda dugsiga Al-isra Model waxay hamblyo u dirayaan Maamulkooda oo u soo idlaatay waxbarashada heerka 2aad ee...
28/08/2024

HAMBLYO!

Ardeyda dugsiga Al-isra Model waxay hamblyo u dirayaan Maamulkooda oo u soo idlaatay waxbarashada heerka 2aad ee waxbarashada Jaamacadda, Maamule ku-xigeenka 1aad Al-isra Model Ustaad. Cumar Cabdi Caawuud iyo Maamule ku-xigeenka 2aad Ustaad. Xassan Cusmaan Maxamed.

Al-isra Model Student's Union

MIDIWGA ARDEYDA AL-ISRA MODELArdeyda dugsiga Al-isra Model waxay la qeybsanayaan farxada dabaal-degga guusha guuleystaya...
27/08/2024

MIDIWGA ARDEYDA AL-ISRA MODEL

Ardeyda dugsiga Al-isra Model waxay la qeybsanayaan farxada dabaal-degga guusha guuleystayaasha imtixaanka heer Qaran iyo heer Gobol ee ardeyda Shahaadiga ah ee Fasalka 4aad ee dugsiga Dhexe (8aad) iyo Fasalka 4aad ee dugsiga Sare (Form 4).

Maamuka sharafta leh iyo Macalimiinta qiimaha leh way mahadsan yihiin dadaalkii dheeraa iyo juhdigii ay ku bixiyeen ardeyda dugsiga Al-isra Model, waxaana idiin leenahay Rabbi ha naxariistiisa janno ha idiin siiyo.

Al-isra Model Student's Union

Address

Mogadishu

Telephone

+252614920251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-isra Model Student's Union posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-isra Model Student's Union:

Shortcuts

Share