Somali Electrical Engineering Platform

Directions

Somali Electrical Engineering Platform Electricity excites Us!

Soomaaliya ayaa gashay kaalinta 2ᵃᵃᵈ ee dalka ugu korontada fiican dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika, sida uu d...
20/01/2024

Soomaaliya ayaa gashay kaalinta 2ᵃᵃᵈ ee dalka ugu korontada fiican dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika, sida uu daabacay wargeyska Kenyans oo soo xiganaya Bangiga Adduunka. Waxa ayna ka hormartay Tanzania, Rwanda, Uganda, Burundi, DR Congo, iyo South Sudan.

Waxaan bogaadinaynaa shirkadaha korontada Soomaaliyeed ee libintaan u soo hooyay Soomaaliya, bulshadeennana ka haqabtiray adeegga korontada. Waxaana rajaynaynaa in ay sii labajibbaaraan dadaallada ay ku horumarinayaan korontada dalka, si ay Soomaaliya u noqoto dalalka ugu korontada fiican Afrika iyo caalamka.

Sababta Qiimaha koronto Ee Gaalkacyo iyo deeganada Somaliyeed ay Qaali u yihiin?Qiimaha Korontada ee Qaaliga ah Waxaa Sa...
19/01/2024

Sababta Qiimaha koronto Ee Gaalkacyo iyo deeganada Somaliyeed ay Qaali u yihiin?

Qiimaha Korontada ee Qaaliga ah Waxaa Sabaaba waxyaabo badan Oo ay kamid tahay in Shirkadaha Korontada ee dalka aysan Dhisan/Laheyn Infrastructure Koronto gudbin iyo qeybin oo Aad loo Malgaliyey lagana fikiray tasoo Sababeysa in Looses( Hoos u dhac ) badan ka dhaco inta Laga gudbinaayo ama qeybinaayo Dabka taas oo Sababeyso in looses kaas loo Xisaabiyo Macaamisha taas Sababeyso in Sare loo qaado Qiimaha loo dhufanayo Kwh.

Waxaana looga bixi karaa Dhibaatadaan In Maalgelin aad U xoogan lagu Sameyo Energy Sector.

Shan Sano ayuu Electrical Engineering Soo baranayey Markaas ayuu Dadkii Xaafada iyo Tolkiisa U Sheegay In hadii Dartid D...
17/01/2024

Shan Sano ayuu Electrical Engineering Soo baranayey Markaas ayuu Dadkii Xaafada iyo Tolkiisa U Sheegay In hadii Dartid Damisid Qalabyada qaar ee Korontada Si aad U baqaansatid Biilka Korontada ay Koronto Cunis badan Markii ay isga kaaga Shidnaato.

.

16/01/2024

Korontada Waxay Saxdaa Jawiga nolosha Malintii Waxay Suurogelisaa in ay Kumanan Dhalinyaro ay wax ku bartaan , Ganacsiyo badan Shaqeyan.
Gabdhu Kulel dartii Shaqada U caajisi lahaa in ay Shaqeysteen Habeenkiina Iftiin aan Wax ku aragno ayaan ka helna.

Siday ahaan Laheyd Nolosha Koronto la'an 😒?

Transmission Lines , 📍Dayniile,Mogdiishu, Somalia 🇸🇴.

Helida Koronto Ee bulshada iyo Deeganada Soomaliyeed🇸🇴⚡️. Deeganada Baadiyaha  Ayaa gabi ahaan helin Wax koronto halka T...
16/01/2024

Helida Koronto Ee bulshada iyo Deeganada Soomaliyeed🇸🇴⚡️.

Deeganada Baadiyaha Ayaa gabi ahaan helin Wax koronto halka Tuuloyinka ay helaan Koronto badanaa laga dhaliyey Solar taas Oo ay baahida ugu weyn ay u isticmaalan tahy In ay ku dabeysteen(charging) Mobiles, Halka degmoyinka Gobolada dalka marka laga rabo Casimadaha DF&DXKDD ay helaan koronto qaali ah hadana Aan laysgu haleyn karin(reliable) oo waqtiyada qaar maqan, halka Caasimadaha ay helaan Koronto Ka fiican kuwa aan kor kusheegnay lakiin kaliya waxaa loo isticmali karaa Residential iyo Commercial Loads .

Maxaa kala gudboon Electricians Somaliyeed bahidaan Koronto Yari iyo La'an ee Guud ahaan Ka Jirto 🇸🇴 ?

Address

Banaadir-Somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Electrical Engineering Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share