Dugsiga Al-Toowbe Ee Barashada Qur'aanka kariimka&Sunada Nabiga

Dugsiga Al-Toowbe Ee Barashada Qur'aanka kariimka&Sunada Nabiga

Share

Hoyga barashada quraanka kariimka &sunnada Nabiga S.C.W iyo luuqada carabiga

30/08/2024

Aayada kamid ah suuratul Axzaab oo ay noo akhrinayso Ardayad

Maanta waa jumca aan badino akhrinta Qur'aanka iyo Saliga Nabiga scw.

25/08/2024

نشيدة عن الحجاب
Nashiido ka hadlayso xijaabka iyo ardayda kala ah


21/08/2024

Ardayga xiliga uu farabarka ka gudbi karo waa markuu akhrin karo qur'aanka meesha loo soo bixiyaba waxay kamid tahay ardayda Dugsiga Al-Toowba qaybta yaryar ee القراءة والكتابة ama farabarka waxay si wanaagsan u akhrinaysaa aayada kamid ah qoowlka eeba.

17/08/2024

Ma caasiyaan Alla weeyna swt waxii la amrana weey sameeyaan hadaba waayo sifaadkaas cida iska leh?
Ka doora Lambarada hoos ku xusan:

1.Rususha 2.Malaa'ikta
3.Saxaabada 4.Anbiyada

16/08/2024

Waxay kamid tahay ardayda Dugsiga Al-Toowba qaybta yar yar ee القراءة والكتابة ama farabarka.

Waxay si wanaagsan u akhrinaysaa aayada kamid ah qoowlka eeba weeyna swt.

Mashaa allah Hidaayo yariisay soo bar baar oo heer sare gaar insha allah.

13/08/2024

قال الله تعالى{ وَمَنْ أَصْدَقُ مِنَ اللَّهِ قِيلًا }
Wuxuu kamid yahay ardayda Dugsiga Al-Toowba wuxuu cod qurux badan ku akhrinayaa qoowlka Eeba weyna.

Dugsiga Al-Toowba waa goob u taagan soo saarida jiil umadaan anfaca gacantana ku hayo wixii aduunya iyo aakhiro lagu badbaadi lahaa oo ah Qur'aanka kariimka.

11/08/2024

قال لإمام الشافعي رحمه الله تعالى

تَوَكَّلتُ في رِزقي عَلى اللَهِ خالِقي
وَأَيقَنتُ أَنَّ اللَهَ لا شَكَّ رازِقي
وَما يَكُ مِن رِزقي فَلَيسَ يَفوتَني
وَلَو كانَ في قاعِ البِحارِ العَوامِقِ
سَيَأتي بِهِ اللَهُ العَظيمُ بِفَضلِهِ
وَلَو لَم يَكُن مِنّي اللِسانُ بِناطِقِ
فَفي أَيِّ شَيءٍ تَذهَبُ النَفسُ حَسرَةً
وَقَد قَسَمَ الرَحمَنُ رِزقَ الخَلائِقِ

10/08/2024

Qaar kamid ah ardayda Dugsiga oo soo bandhigay nashaadaad muhiim ah hal hal ayaan usoo fasaxi doonaa insha allah.

10/08/2024

Waa qawaaniinta noolashaad iyo waxyaabaha ay ku taagantahay ee xifdi oo dhaqan gali walaalka muslimka ahoow.

09/08/2024

Waxay kamid tahay ardayda Dugsiga Al-Toowba qaybta yar yar ee
القراءة والكتابة ama farabarka

Waxay si wanaagsan u akhrinaysaa aayada kamid ah qoowlka eeba weeyna swt.

Mashaa allah Cimraan yariisay soo bar baar oo heer sare gaar insha allah.

16/04/2024


Waa ardayad kamid ah ardayda Dugsiga Altoowba
Waxay nala wadaagaysaa maanso qiima badan oo ka hadlayso xijaabka sharciga in ay hagoogtaan dumarka muslimaadka.

17/10/2023

Adaabta laga raba qofka qur'aanka akhrinaayo

1. In uu daahir ka yahay labada xadath midka weyn sida janaabada iyo midka yar sida kaadida waana in uu weeysa qaba.
2. In uu qur'aanka ikhlaas ku akhriyo qalbigana soo xaadiriyo.
3. In uu qiblada qaabilo.
4. In uu eeba weyna ka magan galo shaydaanka.
5. Qur'aanka in uu tajwiid ku akhriyo.
6. Aayadaha in uu ku tadaburo oo fahma kuna camal falo.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu