Midowga Ardayda Schoolka Al-ixsaan

Midowga Ardayda Schoolka Al-ixsaan Al-ixsaan Primary and Secondary School

Doorashada Midowga Ardayda Iskuulka Al-ixsaan Waxaa shalay oo taariikhduna ay ahayd 9/Nov/2022 xarunta schoolka lagu qab...
10/11/2022

Doorashada Midowga Ardayda Iskuulka Al-ixsaan

Waxaa shalay oo taariikhduna ay ahayd 9/Nov/2022 xarunta schoolka lagu qabtay Doorashadda Midowga Ardayda Schoolka Al-ixsaan, Maamulka schoolka ustd Axmed Cumar Cisman ayaa daah furay Doorashada si ay ardayda u doortan Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa iyo xilal kale oo ardayda muhiim u ah, doorashada ayaa soo qaban qaabiyay Qaar ka mid ah macalimiinta schoolka iyo Gudoomiyaha Baraha Bulshada ee Schoolka.
Doorashada ayaa ahayd labo qayb mid gacan taag ah iyo mid qof iyo codkiisa ah.
Gudoomiyaha waxaa ku guuleystay Ardayga ah Abdirahman Mohamed Mursal, Gudoomiye Ku xigeen waxaa loo doortay Ardayadda ah Sacdiyo Adan Xasan.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Midowga Ardayda Schoolka Al-ixsaan
Yusuf Aden Abdullahi đź“·

Waxaa dhawaan xarunta schoolka lagu qaban doona doorashada midowga ardayda iskuulka Al-ixsaan.Diyaar ma u tahay in aad k...
30/10/2022

Waxaa dhawaan xarunta schoolka lagu qaban doona doorashada midowga ardayda iskuulka Al-ixsaan.

Diyaar ma u tahay in aad ka soo qayb gasho doorashada midowga?

Address

Banaadir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Schoolka Al-ixsaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category