17/07/2024
Iqra
waxbarasho online iyo mid toos oo kaladuwan balse u badan computer & caafimaad
17/07/2024
Iqra
Excel tricks removing decimals and round number in seconds
Taxanaha technology #1️
29/12/2022
Who are u?.....
New course Welcomd ultimate windows cracking password
Qarso feylalkaada (file) adigoo isticmaalin wax software ah
Mohamed Abdullahi ishqi
Waqti ku graphic designer
Fadlan course_kaan waa kaagi ka faaiideyso
Linkigaa iska diiwaan gali
://t.me/iqrainstitute
Iqra Institute for science and technology
Website
Html css
Hotel management system 🏩
Jimco wanaagsan
Muhiim ayay kuu tahay !
Horey ciwaankaada maloojabsdey waxaa laga yaabaa in suaashaa ka jawaabto way fududahay haa ama Maya
Haddaba iska tijaabi ciwaankaada website kaan
https://haveibeenpwned.com/
Bil matalan haddii ay kuusoo baxdo in la jabsadey waxaan kugula talinayaa in passwordkaada aad deg deg isaga badeshid
Muuqaalkaan Ayaan kuugu sharxay
19/07/2022
Carl Pei waa swedish chinese waxaa uu ka shaqayn jiray shirkadda apple, kadib wuu isaga tagay wuxuu sameeyay shirkad la Dhaho OnePlus oo telifoonadda samaysa sanadkii 2013kii, waxayna samayn jirtay Moobilo cajiib ah oo raqiis ah.
kadib shirkadii waxaa shareska ugu badan ka iibsaday shirkadda Oppo oo markii dambe hadafkii shirkadda oo ahaa in la sameeyo telifoono innovative ah oo raqiis ah ka badashay oo qaali ka dhigtay, markaas kadib ayuu ka tagay shirkadda oneplus.
kadib hadda wuxuu bilaabay shirkad telifoonadda cusub oo la dhaho "Nothing phone", oo telifoonadoodu hadda soo baxayaan bishaan.
carl waa dadka aan aad ugaga xiiseeyo dhanka teknolojiyada waana qof kuwanaagsan dhanka designka iyo iqtiraaca.
aniga oneplus 3 ayaan ka isticmaalay wuxuu ahaa telifoon aad u wanaagsan.
adiga waligaa ma maqashay oneplus telifoon ah.
areys