Albaani institute for Islamic studiesمعهد الالباني للعلوم الشرعية

Albaani institute for Islamic studiesمعهد الالباني للعلوم الشرعية

Share

KU SOO DHAWAW MACHADKA BARASHADA CULUUMTA SHARCIGAA IYO DIYAARINTA EE ALBAANI
WAXAAN KUU HEYNAA DHANKA MAADIGA :-
1. FASALO BILAAW AH
2.

FASALO DHEXDHEXAAD AH
3. FASALO KOORAS AH

DHANKA SHAREECADANA HEERAR KEEDA KALA DUWAN

GACMA FURAN KUSOO DHAWAAW.

20/12/2025

Muu qaal guud muxaadiradii shalay lagu qabtay
Rawdatul Albaani

20/12/2025

Rawdatul Albaani heyga Aqoonta iyo Akhlaaqda wanaagsan

Photos from ‎Albaani institute for Islamic studiesمعهد الالباني للعلوم الشرعية‎'s post 19/12/2025

Xanaanada Culuumta Sharciga iyo Asaasiga ee AL-BAANI ayaa waalidiinta iyo ardayda u qabatay muxaadaro gaar u ahayd haweenka, taas oo looga hadlay muhiimadda xijaabka, akhlaaqda wanaagsan iyo sidii loo dhowri lahaa shareecada Islaamka.
Waxaana soo jeediyay muxaadirada shiikh cabaas c/rahman xasan ilaahey haxifdiyee

18/12/2025

Wey inoo jirtaa insha Allah bari muxaadiradii

📢 𝗢 𝗚 𝗘 𝗬 𝗦 𝗜 𝗜 𝗦 𝗠 𝗨 𝗫 𝗔 𝗔 𝗗 𝗔 𝗥 𝗢

Waxa lagu wargelinayaa Dhammaan Dad weynaha jeclahay dhageysiga kheyrka in ay dhici doonto Muxaadaro Cinwaankaydu yahay وصايا وتو جيهات للمرأة المسلمة Waxa soo jeedin doono Sheekh: 𝑪abaas c/raxman xasan ka soo qeyb-gal Wacan.
𝑮𝒐𝒐𝒃𝒕𝒂: Rawdatul Albaani
𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂: jimcaha, Salaada Casir kadib
𝑻𝒓: 19/12/2025

16/12/2025
15/12/2025

Kusoo dhawaaw xanaanada caruurta Ee Albaani
Halku dhigeenu waa صغار اليوم قادة الغد

14/12/2025

📢 𝗢 𝗚 𝗘 𝗬 𝗦 𝗜 𝗜 𝗦 𝗠 𝗨 𝗫 𝗔 𝗔 𝗗 𝗔 𝗥 𝗢

Waxa lagu wargelinayaa Dhammaan Dad weynaha jeclahay dhageysiga kheyrka in ay dhici doonto Muxaadaro Cinwaankaydu yahay وصايا وتو جيهات للمرأة المسلمة Waxa soo jeedin doono Sheekh: 𝑪abaas c/raxman xasan ka soo qeyb-gal Wacan.
𝑮𝒐𝒐𝒃𝒕𝒂: Rawdatul Albaani
𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂: jimcaha, Salaada Casir kadib
𝑻𝒓: 19/12/2025

10/12/2025

Taariikhdu waa shay dunida laga tixraacaaye
 :tagto iyo middii taagan iyo tan nagu so foo leh
 sedexdaba dadbaa tabiya oo laga tibaax daaye
 :aqoon yahanku waa tiirka aan tahan ku gaarnaaaye
 :tacliin hadii aanay jirin tacadi sow mahan
 :tegnaaloojiyaadka aragtay oo lagu taxaa shaayo
 :telefoodnka iyo tararkiyo waliba tifiiga
 : waxa aalad lagu taba bartoo nolasha taabaya
 :aqoonyahan tijaabiyey ayaa tiigsadoo helaye

10/12/2025


KU ANFACAAN
Baahitiraha Aqoonta


+25261 4660237
+25268 4660237
+25262 4660237

09/12/2025

Warbixinta Furitaanka Xanaanada Culuumta
Sahrciga iyo Aasaasiga ee 𝗔𝗟-𝗕𝗔𝗔𝗡𝗜

Kusoo dhawaada gacma furan iyo wax barasho tayeysan halku dhigeenu waa صغار اليوم قادة الغد

07/12/2025

Kalimadii Dr ramadan gilta khartuum
Furitaanka xanaanada caruurta EE Albaani

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Warshadaha Street
Mogadishu