Yaqshid primary & secondary School For The Deaf

Yaqshid primary & secondary School For The Deaf experiences teaching staff, and kid's quality time while at school

02/08/2025
Hambalyo hambalyo hambalyoDhanaan ardayda macaliminta iyo maamulka dugsiga guuleysta waligiin koobkii 2baad ee tartanka ...
02/08/2025

Hambalyo hambalyo hambalyo
Dhanaan ardayda macaliminta iyo maamulka dugsiga guuleysta waligiin koobkii 2baad ee tartanka iskuulada hambalyo waahanateen.

Tartan ka furmay dagmada yaqshid ayaa maanta ka bilaawday garoonka juugal waxaana lagu daah furay ciyaarta iskuulka arda...
11/07/2025

Tartan ka furmay dagmada yaqshid ayaa maanta ka bilaawday garoonka juugal waxaana lagu daah furay ciyaarta iskuulka ardayda maqalka l'a ee yaqshid VS Alfaraj Alcaalami
Waxay guusha raacday iskuulka ardayda maqalka l'a ee yaqshiid 8 gool kubadiyeen halka iskuulka alfaraj alcaalami la imaadeen 2gool.
Hambalyo hambalyo.

09/06/2025 isniin waxaa si habsami leh ugu bilaaabmay ardayda fasalka 8.aad ee dugsiga dhexe imtixanka waxbarashada goba...
09/06/2025

09/06/2025 isniin waxaa si habsami leh ugu bilaaabmay ardayda fasalka 8.aad ee dugsiga dhexe imtixanka waxbarashada gobalka banaadir dhamaan guuleysta.

Wargalin waxan wargalineynaa dhamaan ardayda iyo waalidiinta iskulka dhagoolada yaqshid ee shahaadiga ah fasalka 8aad ee...
29/05/2025

Wargalin waxan wargalineynaa dhamaan ardayda iyo waalidiinta iskulka dhagoolada yaqshid ee shahaadiga ah fasalka 8aad ee dugsiga dhexe waqtiga lagalaaya imtixanka insha allah waa maalin isniin ah 09/juun/2025
Goobta lagu galaaya waa dugsiga holwadaag sare
Waxan u rajeyneynaa ardayda in imtixan alle u fududeeyo mahadsanidiin.

23/09/2024
26/02/2024
Maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda iskuulka dhagoolada yaqshiid  Waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan Qoyska Reer ka...
06/11/2023

Maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda iskuulka dhagoolada yaqshiid Waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan Qoyska Reer kadle gaar ahaan xoghayaha Somali National Association of the Deaf-SONAD Mudane. Muse Hassan kadle oo hooyadiis ku geeriyootay maanta magaalada muqdisho. InaaLilaahi Wa`inaaIleehi Raajicuun! Mar labaad waxaan murugada la qeybsanaynaa Ehelka waxaanna Eebe ugu baryayaan Marxuumadda Inuu qabrigeeda u waasiciyo kitaabkeedana gacanta middig allah ka siiyo gadaasheedana alle nama fidneen Aamiin aamiin aamiin.

Address

Baar Ayaan Street Masaajidka Dabaqeynka
Mogadishu
252615085765

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaqshid primary & secondary School For The Deaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Yaqshid primary & secondary School For The Deaf:

Shortcuts

Share

Category