Basra primary and secondary school

Basra primary and secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Basra primary and secondary school, School, Deg. Dharkeynley gaar ahaan Laamiyaraha Abagado, Mogadishu.

22/04/2026

Kulankii saakay waxay Guusha raacday fasalka form Three
7aad "B" vs. Form three
22. Vs. 26.
0. Vs. 4.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo form Three
Fasalka form three Ayaa ugudbay finalka Tartan Aqooneedka iskuulka Basra primary and secondary school Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

15/04/2026

Maanta oo ay eheed maalinimo Arbaco ah oo ay Taariiqdu kubeegneed 15.4.2026 waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaankii Bileedka 2aad ee dugsiga Basra primary and secondary school

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul iyo natiijooyin wanaagsan.

monthly_two_examinations

# Guul wacan dhamaan Ardaydeena iyo Natiijo ay ku farxaan baan urajeeneynaa insha Allah

07/04/2026

Imtixaan Bileedka 2aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee iskuulka Basra primary and secondary school.

22/03/2026

Hambalyo aroos 💍❤️

Waxaan halkaan ugu Hambal yeynaynaa Ustaad Mohamud Abdi Abukar
iyo marwadiisa Drs Deka mohamud Yonis oo uu arooskooda ka dhacay maanta magaalada muqdisho ,Rabbi reerkaad dhisateen ha barakeeyo.
Isku waara oo ubad khayr qaba kala hela.

22/03/2026

Isku soonoqosho wacan

20/03/2026

Ciid wanaagsan mamulka dugsiga Basra primary and secondary school - BPSS wuxuu hambalyada ciida la qeybsanaya dhamaan walidka macalimiinta ardayda iyo muslimiinta meelkasta ay jogaa munaasabada ciidul fidriga

03/03/2026

Asc Ramadan Mubarak dhamaan inta bageka kuxiran salaan kadib Beri oo Arbaco ah oo ay Taariiqdu kubeegneed 4.3.2026 waxaa holka iskuulka kadhicidoono Tartan Aqooneedka iskuulka Basra primary and secondary school oo dhex mari doono Labada fasal ee kala ah fasalka 7aad "Galabley " vs fasalka 5aad dhamaan Ardayda waxaan urajeeneynaa Guul insha Allah

02/03/2026

Tartankii Galabley dhex maray Labada fasal ee kala ahaa fasalka 7aad vs 5aad
7aad vs 5aad
16. 18
Fasalka 5aad ayaa kubadiyay 2 dhibcood
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

02/03/2026

Asc Ramadan Mubarak dhamaan inta bageka kuxiran salaan kadib maanta oo ay eheed maalinimo Isniin ah oo ay Taariiqdu kubeegneed 2.3.2026 waxaa holka iskuulka kadhicay Tartan Aqooneedka iskuulka Basra primary and secondary school oo dhex maray Labada fasal ee kala ah fasalka 5aad vs fasalka 7aad dhamaan Ardayda waxaan urajeeneynaa Guul insha Allah

25/02/2026

Tartankii Galabley dhex maray Labada fasal ee kala ahaa fasalka 6aad vs 4aad
6aad vs 4aad
20. 18
Fasalka 6aad ayaa kubadiyay 2 dhibcood
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

25/02/2026

Tartankii saaky dhex maray Labada fasal ee kala ahaa fasalka 8aad vs 7aad
8aad vs 7aad
32. 28
Fasalka 8aad ayaa kubadiyay 4 dhibcood
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Deg. Dharkeynley Gaar Ahaan Laamiyaraha Abagado
Mogadishu