Basra primary and secondary school

Basra primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Basra primary and secondary school, School, Deg. Dharkeynley gaar ahaan Laamiyaraha Abagado, Mogadishu.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga  Basra primary and secondary school  ku...
10/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Basra primary and secondary school kuwaas oo si guul leh ugu wada baasay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiga Dhexe ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Guushan waa mid lagu farxo, waxaana idin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka waaweyn. Hambalyo mar kale! 🎓👏

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH –KUDHAWAAQISTA  NATIIJADA IMTIXAANKA EE SANAD DUGSIYEEDKA                                          ...
08/08/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH –KUDHAWAAQISTA NATIIJADA IMTIXAANKA EE SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.
🎓 Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir ayaa berri saacadda 10:00 subaxnimo si rasmi ah loo shaacin doonaa, haddii Alle idmo.
Si aad h**e ugu sii diyaar garowdo oo aad si fudud u hesho natiijadaada marka la shaaciyo, fadlan booqo linkigan:
🔗 https://banadir.exams.So
📌 Kadib marka aad gasho website-ka:
1️⃣ Dooro “Natiijada Ardayga”
2️⃣ Geli Rool Lambarkaaga
3️⃣ Guji “Raadi / Guji” si aad u aragto natiijadaada.
📸 Fadlan raac tilmaamaha ku jira sawirka si aad tallaabo tallaabo ugu hesho natiijadaada.
🤲 Guul iyo nasiib wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
Ilaahay ha idinka dhigo kuwa ku farxa natiijo wanaagsan, dadaalkiinnana mid miro-dhala. 💙📚
Basra primary and secondary school
Tacliin Tayeysan & Tarbiyo Hagaagsan ugu imow

Maalinta Axada iyo Natiijada fasalka 8aadDhamaan ardayda waxaan urajeenaynaa guulBasra primary and secondary school
04/08/2026

Maalinta Axada iyo Natiijada fasalka 8aad

Dhamaan ardayda waxaan urajeenaynaa guul

Basra primary and secondary school

Waxaa socota Diiwaan gelinta Aradyda cusub ee sanad Dugsiyeedka 2026-2027. Ee Horay ugaar Basra school Hoyga aqoonta
28/07/2026

Waxaa socota Diiwaan gelinta Aradyda cusub ee sanad Dugsiyeedka 2026-2027.
Ee Horay ugaar Basra school Hoyga aqoonta

Beri oo ah maalinimo Arbaco waxaa inoo soo gaba gaboobi  doono imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Dhamaan Ar...
14/07/2026

Beri oo ah maalinimo Arbaco waxaa inoo soo gaba gaboobi doono imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026
Dhamaan Ardayda waxaan urajeeneynaa Guul insha Allah

Maalinta shanaad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee iskuulka Basra
14/07/2026

Maalinta shanaad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee iskuulka Basra

Maalinta 4aad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee iskuulka Basra primary and secondary school
13/07/2026

Maalinta 4aad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee iskuulka Basra primary and secondary school

Ma u diyaar garawday maalinta 3aad ee imtixaanka finalka
11/07/2026

Ma u diyaar garawday maalinta 3aad ee imtixaanka finalka

Waxaa inoo soo dhamaaday maalintii 2aad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026
11/07/2026

Waxaa inoo soo dhamaaday maalintii 2aad Ee imtixaanka finalka sanad Dugsiyeedka 2025-2026

Ma udiyaar garawday imtixaanka maalinta Koobaad iyo maadooyinka lagali doono
07/07/2026

Ma udiyaar garawday imtixaanka maalinta Koobaad iyo maadooyinka lagali doono

Address

Deg. Dharkeynley Gaar Ahaan Laamiyaraha Abagado
Mogadishu

Telephone

+252618576336

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Basra primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Basra primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category