Madaxweynaha dalka haduu macalin ahaan jiray sow nasiib gooni ah maahan uu wadankeena leeyahay
Hambalyo mudane
Hassan Sheikh
معهد عائشة الصديقة للعلوم الشرعية للبنات
معا لمحو الاختلاط
21/11/2025
بمناسبة يوم المعلّم
نبارك لمعلمات غيمة ذكر هذا اليوم الكريم، ونرفع لهن الشكر والدعاء.
فما يقدمنه من وقت وجهد وعطاء خالص لوجه الله نعمة عظيمة، وأثره يلمع في وجوه الأطفال وفي قلوب أسرهم.
إنهن نموذج لمعلمة تصنع الخير بصمت، وتترك بصمتها بلا ضجيج، وتبني الأجيال وهي في بيتها، كأنها تكتب مستقبلًا جديدًا طفلًا طفلًا.
هنيئًا لهن بهذا اليوم، وهنيئًا لغيمة ذكر بكن، فالمشاريع التي تُقام لأجل الله لا تقوى عليها الأيام ولا تتراجع قيمتها.
معهد عائشة الصديقة للعلوم الشرعية للبنات
20/11/2025
Maalinta macalinka
Macallin nimadu ma ahan shaqo maalin le ah oo la leeyahay qof hebal meeshaas buu u shaqa tagaa ee waa
1. Aragti loo badalayo wax qabad
2. Ujeed warqad ku qornaa oo laga dhigayo wax la taaban karo
3. Waa kobcinta garashada iyo aqoonta ardayga
4. Waa jiheyn iyo Hagid
5. Waa soo saaridda jiil anfaca naftooda D.D.D.
Anagoo og culeyska iyo rafaadka ey marayaan macalimiinta meel walba ey joogaan ayaan si khaas ah ugu hambalyeyneenaa macalin walba oo:
• juhdi ku bixiya maamul wanaaga fasalkiis, iyo
sida uu kusoo saari lahaa ardayda ugu wanaagsan
• u dulqaata duruufaha adag ee macalin nimada
• awood u leh inuu caqabadaha u badalo jaanis
• juhdi ku bixiya siduu u kobcin lahaa xirfadiisa una qaadan lahaa dhawr koorso sanad walba
Hambalyo macalin walba oo aan waligiis ka quusan ardaygiisa oo aanan ka burin goobta wax barasho
Hambalyo macalin walba oo ku kalsoon inuu yahay matoorkii dhaqaajin lahaa ardaygiisa haduu ku bixiyo duco iyo dadaal
Hambalyo macalimaatkeenna qaaliga ah, machadkeenna amaan baad u tihiin, asagana
amaan ayuu idiin yahay
La jirkiinnu waa asaaska guusha machadka
Hambalyo
معهد عائشة الصديقة للعلوم الشرعية للبنات
نشيد أدبني الإسلام الأعظم
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
Ustaada hodan nageeye oo ku hadleysay afka waalidka ayaa kalmad qiimo badan kasoo jeedisay xafladda Sawirrada qeybta
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
C/rizaaq ibraahim maalin
Iyo sayid cali cabdi cali ayaa xafladda kasoo jeediyay nashiido ashqaraar leh maashaa'aallahu ilmeheenna
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
Faatma Zakariya maxamuud iyo asxaabteeda oo soo jeedinaya nashiido adkaar ah
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
Kawthar iyo Maryam mukhtaar abshir oo soo jeedinaya qeyba kamid ah caqiidada ey barteen
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
Xafsa cumar
Iyo saaxiibadeed Rayyan c/llaahi
Oo soo jeedinaya waxa ey ka barteen mustawaha tafsiirka oo wali ey ku dhex jiraan wax kamid ah
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
C/raxmana c/llaahi Mohamed
غيمة ذكر
الدفعة الحادية عشر
https://t.me/+6BvDd9HdHMU3Mzdk
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Opening Hours
| Monday | 06:50 - 17:00 |
| Tuesday | 06:50 - 17:00 |
| Wednesday | 06:50 - 17:00 |
| Saturday | 06:50 - 17:00 |
| Sunday | 06:50 - 17:00 |