Allow Muslimiinta usoo celi Cizigoodii iyo sharafkoodii oo Dulinimada iyo Gumaysiga ka saar oo cadowga diinta Islaamka kuwii iska dulqaado ka yeel
Al Kheyr Media
Waa pege dacawi Ah Oo Lagu Faafiyo Kheyrka ee Walaal Nala share Gareey Kheyrka iyo Wanaaga Mahadsanidiin
Khudbadda jimcaha
Machadka Zad Al-Darain ee culuumta shareecada
Waa,Machad online ah waxaad ka helaysaa Tafsiirka Qur aanka kariimka Qowlka Eebbe iyadoo walibo lagaa dhagaysanaayo oo lagaa saxaayo
Kala soco Telegramka
Waxaa diyaar kuugu ah Sheekhene
Sheekh Mahad Gurey
Linkigaan kasoo dhgayso Cashirada
https://t.me/Tafsiirkamahadgureey
Qeybta Groupka ardayda H**e
https://t.me/tafsiika
Qeybta ardayda cusub
https://t.me/sheeqmahad
Wax Lala yaabo waaye
معهد زاد الدارين للعلوم الشرعية
Waxaad ka helaysaa aaladda Telegramka
Duruusta Cilmiga Diinta islaamka Cashirada
Sheekh Mahad Gurey
Sida Tafsiirka Qur.aanka iyo kutubta Axaadithta Nabigeena Muxamed ﷺ
Linkiga Qeybta Cashirada Telegram halkan ka dhagayso https://t.me/Tafsiirkamahadgureey
Linkiga Qeybta Axaadithta Telegram
https://t.me/Ardaydasheekhmahadgureey
Linkiga Ardaydii h**e meesha Cashirada looga baxo
https://t.me/tafsiika
Linkiga Qeybta Ardayda cusub
Meesha Cashirada uga baxaan
https://t.me/sacuudiga
Kala soco Telegramka
Xaafad kastuu Diinta Gaarsiinayey
Dadaalkii Sh Maxamed Axmed Rooble Boqol Soon
Su.aashii ku saabsaneyd ninkii eedadiis Guursaday
Su.aashaas oo Culimmada Lasoo waydiiyey
Waxaa si faah faahsan uga jawaabay Sheekh Mahad Gurey
Sidokale Sheekha Bulshada ayuu Talooyin wanaagsan siiyey si arinkaas oo kale aysan u dhicin
حفظك الله في الدنيا والآخرة
Sheekh Mahad Gurey
Caruurtii markay ku xirmeen kuwa Heesaha iyo Muusigta iyo xaaraanta xumaanta faafiyo
Caruurtii wax Baranaysay ayaa iyagana bilaabay inay ku heesaan imisa Muslimiinta ah ayey dhumiyeen oo xumaanta ay u horseedeen kuwa
Heesaha iyo xumaanta Bulshada dhex.deeda ku faafiyo
Sheekh Mahad Gurey
حفظك الله في الدنيا والآخرة
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
252