Hubaal training center

Hubaal training center

Share

kusoo dhawoow Xarunta hormarinta Aadanaha ee hubaal training center

17/08/2026

🎬 Baro Xirfadda Video Editing!
Ardaygeenna wuxuu bartay sida loo edit-gareeyo muuqaallo qurux badan oo soo jiidasho leh, wuxuuna helay barasho joogto ah oo uu xirfaddiisa ku sii horumariyo. πŸš€
Adiguna ha suginβ€”baro xirfad maanta, fursadna u samee naftaada berri! πŸŽ₯✨

15/08/2026

gabar waxbaratey waa bulsho wax baratey βœ…οΈπŸ«‘adi mudan dadaalkaga halkaas kasii wad ustadia πŸ«‘πŸ‘Œ

Ali Osoble

12/08/2026

πŸ“±πŸ”₯ Mobile-kaaga ha u isticmaalin oo keliya daawashoβ€”ka dhig xirfad, shaqo iyo fursad dhaqaale! πŸ’°
πŸŽ₯ Baro Mobile Content Creation
πŸ’Ό Abuur xirfad kuu horseedi karta shaqo
πŸš€ Ku bilow waxa aad maanta gacanta ku hayso!
Mustaqbalkaaga waxaad ku bilaabi kartaa hal mobile. β€οΈπŸ“±

11/08/2026

🎨πŸ”₯ XIRFAD AY BARATAY, MAANTA WAY KU SHAQAYSAA! πŸ’―




10/08/2026

Xalka shaqo la"aanta waa Hubaal training center hada ka faideyso fursadan
#𝐒𝐀𝐒π₯π₯π¬πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭


10/08/2026

Waxaan aad aad ugu faraxsanahay in aan u hambalyeyno ardeyda Ku guuleysatay sedexda kaalmood ee ugu Horeeya Imtixanka uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Hadii aan nahay Bahda Hubaal training center Waxaan u direyna Dhambaal Dhiirogilin iyo Hambalyo ah Guuleysta Dhamaan ardeyda Gudubtay una soo Gudubtay Dugsiga Sare


#𝐒𝐀𝐒π₯π₯π¬πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭


10/08/2026

πŸ”₯Ku baro koorsadaan Mobile Journalism

Taleefankaaga ka dhig qalab aad ku duubto, ku tafatirto, ku tebiso, kuna daabacdo sheekooyin saxaafadeed oo saameyn leh.

Koorsadan waxaad ku baranaysaa:

Shoot. Edit. Report. Publish.

Tababar ku saleysan xirfadaha dhabta ah ee saxaafadda casriga ah.

Instructor:
Ahmed Mohamed Nuh
Media Advocacy
Horn Afrik News Agency for Human Rights

Practical Skills for Modern Journalism.
0613178889

πŸ‘€πŸ“±πŸŽ₯”

08/08/2026

πŸ”₯ β€œSidee bangi loogu sameeyaa xayeysiin soo jiidasho leh? Macallinku maanta ayuu inoo sharxayaa



06/08/2026

🎨 Graphic Design ma aha inaad software-ka taqaan oo keliya. Waa xirfad, hal-abuur, iyo fikir kaa sooca dadka kale.
πŸ‘¨β€πŸ« Maanta macallinku wuxuu ardayda la wadaagayaa siraha lagu noqdo Graphic Designer Professional.
βœ… Faham mabaadi'da Design-ka
βœ… Baro Color Theory & Typography
βœ… Ku celceli mashruucyo dhab ah
βœ… Dhis Portfolio soo jiita macaamiisha
βœ… La soco isbeddellada cusub, hana joojin horumarkaaga.
πŸš€ Qof kasta wuu bilaabi karaa, laakiin kuwa joogteeya ayaa noqda xirfadlayaasha berrito.
πŸ’¬ Adigu heerkee ayaad joogtaa? Bilow ➜ Dhexe ➜ Professional? Ku qor faallooyinka.
Hubaal training center

30/07/2026

πŸš€ Digital Skills waa maalgashiga ugu weyn ee aad naftaada ku samayn karto.

πŸ’°Lacag waa dhammaan kartaa. Shaqo waa la waayi karaa. Laakiin xirfadda aad barato waxay kula jiri doontaa inta noloshaada ka dhiman.
Maanta waxaad baran kartaa

βœ…οΈVideo Editing, πŸ’»

βœ…οΈGraphic Design,πŸ–₯

βœ…οΈCamera Operation, πŸ“·

βœ…οΈPublic Speaking,🎀

βœ…οΈDigital Marketing, πŸ“±

βœ…οΈContent Creationβ€”πŸ€³

berrina waxaad ku dhisan kartaa shaqo, ganacsi, ama dakhli kuu gaar ah.

Ha sugin fursad… adiga ayaa fursadda abuuran kara marka aad xirfad yeelato.

🌍 Mustaqbalka ma laha qofka lacagta badan haysta; wuxuu leeyahay qofka xirfadda saxda ah leh. Bilow maanta.




Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Soddonka
Mogadishu