DARUL NAJAH School

DARUL NAJAH School Darul Najah Waa Xalka Baahidaada Waxbarasho

11/09/2026

Dalxiiskii Balcad๐Ÿš‰

Safar xambaarsan dalxiis iyo waxbarasho ayuu ahaa oo ardaydeena ku tageen degmada qadiimiga ah ee Balcad.

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Dugsiyada DARUL NAJAH wuxuu si farxad leh ah  ku wargelinayaa waalidiinta, ardayda iyo guud ahaan buls...
31/08/2026

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Dugsiyada DARUL NAJAH wuxuu si farxad leh ah ku wargelinayaa waalidiinta, ardayda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in ay u diyaar garoobaan furitaanka sanad dugsiyeedka cusub ee 20262027.

๐ŸŒŸ Maalinta Furitaanka: TALAADO
๐Ÿ“… Talaado, 1-da September 2026

๐Ÿ“ DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WAY SOCOTAA!

Waalidiinta doonaya inay carruurtooda ku soo biiriyaan dugsiga, waxaa lagu wargelinayaa in diiwaangelintu socoto.

๐Ÿ“ž Fadlan waalid nagu booqo Dugsiga ama nagala soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ 615353083/ 0615083024

๐ŸŽ“ Darul-Najah waa Xalka Baahidaada Waxbarasho.

Ku soo dhowaada sanad dugsiyeedka cusub!
๐ŸŒฟ Aan wada dhisno jiil aqoon, akhlaaq iyo himilo leh. ๐ŸŒฟ






30/08/2026

Muniiro Yarisey iyo Dalxiiska Beeraha Balcad




29/08/2026

Mustaqim Cabdullahi Daa'uud waxay kamid tahay ardaydii ugu waxqabadka fiicnaa sanad dugsiyeedkii h**e, sidoo kale waxay qayb ka ahayd ku guuleystayaashii tartanka Waxbarashada.

Mustaqim waxay heshay fursad dalxiis ah.

๐——๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒBalcad, Jimco, 28-Agoosto-2026; Maamulka dugsiga DARUL NAJAH ayaa safar dalxiis ah ku abaa...
28/08/2026

๐——๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Balcad, Jimco, 28-Agoosto-2026; Maamulka dugsiga DARUL NAJAH ayaa safar dalxiis ah ku abaalmariyey ardaydii ku guuleysatay tartan aqooneedka sanad dugsiyeedkii h**e.

Maamulka dugsiga ayaa bogaadiyey ardayda kuna dhiirigeliyey in ay joogteeyaan dadaalka iyo waxqabadkii wanaagsanaa ee sanadkii h**e.

Intii lagu gudo jiray safarka dalxiiska waxay ardayda kororsadeen cilmi juqraafiyadeed iyo taariikhda degmada Balcad, iyagoo soo daawaday webiga shabeelle, buundada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, biyo-xireenkii waynaa ee degmada Balcad iyo beeraha ay caanka ku tahay degmada.

Safarka waxaa sidoo kale qayb ka ahaa macallimiintii ugu waxqabadka badnaa sanad dugsiyeedka dhammaaday ee 2025/2026 oo runtii aan kaga mahadcelineyno siddii wanaagsanayd ee ugu dadaaleen ardayda dugsiga.

Waa sanadkii labaad oo xiriir ah oo ardayda dugsiga lagu abaalmariyo dalxiis waxbarasho iyo deegaan barasho.



Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga DARUL NAJAH waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan ardayda ka gudbay Imtixaanka FI...
13/08/2026

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga DARUL NAJAH waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan ardayda ka gudbay Imtixaanka FINAL-KA ah ee dugsiga.

Maamulka wuxuu si gaar ah ugu hambalyeynayaa saddexda arday ee helay dhibcaha ugu badan ee Imtixaanka FINAL-KA ah.

Kaalinta 1-aad: ๐—ญ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฏ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐Ÿต๐Ÿณ.๐Ÿญ๐Ÿด%

Kaalinta 2-aad: ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—–๐˜‚๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿต๐Ÿณ.๐Ÿญ๐Ÿฏ%

Kaalinta 3-aad: ๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฌ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐˜€ ๐—ซ๐˜‚๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐Ÿต๐Ÿฑ.๐Ÿฒ๐Ÿด%

Hambalyo

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐€๐‹ ๐…๐€๐‘๐—๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡Maamulka Dugsiga DARUL NAJAH wuxuu dhambaal farxad leh la wadaagayaa dhammaan ardayda kasoo gudbay Im...
10/08/2026

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐€๐‹ ๐…๐€๐‘๐—๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡

Maamulka Dugsiga DARUL NAJAH wuxuu dhambaal farxad leh la wadaagayaa dhammaan ardayda kasoo gudbay Imtixaanka fasalka 8-aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Sidoo kale, wuxuu maamulka u hambalyeynayaa waalidiinta iyo macallimiinta dugsiga ee dadaalka iyo dhiirigelinta ku bixiyey ardayda guuleysatay.

Sanadkaan waxaa Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe inooga qaybgalay 86 ๐’‚๐’“๐’…๐’‚๐’š, waxaana gudbay 85 arday.

Farxad iyo guul qiimo leh ayaan u rajayneynaa ardayda fasalka 12-aad ee dhawaan natiijadooda loo madalsan yahay.

Hambalyo Darul-Najah



๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Dhammaan ardayda dugsiga DARUL NAJAH School waxaa si rasmi ah loogu wargelinayaa in beri si rasmi ah l...
10/08/2026

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Dhammaan ardayda dugsiga DARUL NAJAH School waxaa si rasmi ah loogu wargelinayaa in beri si rasmi ah loo shaacin doono natiijada ardayda dugsiga.

Arday kasta wuxuu natiijadiisa ka fiirsan doonaa application-ka dugsiga.

F.G: Haddii uu kaa lumay username ama password Fadlan si gaar ah ula xiriir xafiiska imtixaanada dugsiga.

Guuleysta Dhammantiin.

Gabdhaheenaโ™ฅ๏ธ๐Ÿ‘‘๐Ÿ’ƒ
07/07/2026

Gabdhaheenaโ™ฅ๏ธ๐Ÿ‘‘๐Ÿ’ƒ

30/06/2026

Inaadan cidloonbaa๐Ÿซ‚
Ku siiyey cadkeygee๐Ÿซ€
CAWAALE HA OOYIN๐Ÿ’™๐Ÿ’ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 11:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DARUL NAJAH School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to DARUL NAJAH School:

Shortcuts

Share

Category