Qalin Online

Qalin Online

Share

this page is supposed to explore and study history, world and culture, general knowledge, technology

14/10/2022

Hadalka xaga dambe ayey uga ciyaartay. Lkn waa gabadh qalbi wanagsn.

14/10/2022

Xamar 1973 sida ay ahayd.

13/07/2022

Daawo oo inala wadaag halka uu muuqaalka ka billaabanaayo iyo meesha uu ku egyahay, adigoo kusoo qoraya comment-ga hoose.

Waa haddaa kala taqaan Muqdisho.

13/07/2022

: Dirisle Cabdi Baangada Qaabka Loogu Dhuftay | Xog Muhiim Ah

13/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si niyad wanaad ah kula hadlay waalidiinta Caruurtooda ka maqan yihiin

11/07/2022

Ra'iisul wasaarihii h**e JFS cumar Abdirashid aya bartiisa Twitter ku dhaliilay dowlada Puntland asidoo yiri "Puntland ma waxay isku dayeysaa inay u dhaqanto sidii dal madax-banaan markii ay diideen ku-simaha afhayeenka Parlamanka in ay gargaar aad loogu baahanyahay la gaarsiiyo magaalada Boosaaso? Tallaabooyinka noocaan oo kale ah waxay ka dhigayaan mid si degdeg ah in la dhameystiro Dastuurka Federaalka qaab siyaasadeed loo dhan yahay"

11/07/2022

War Dag Dag : Booliska Somaliya oo mamnuucay in Mooto bajaajta aysan socon karin wixii ka dambeeya 12ka ama lix saac habeenimo.

Wax mooto Bajaaj ah k**a shaqeyn doonto marka la gaaro Lix saac habeenimo guud ahan magalada muqdishu. Waxey ku sheegeen in hawlgalo balaaran ay ka socdaan guud ahan magalada

Qalin online

Photos from Qalin Online's post 11/07/2022

Ciidanka Booliska oo soo bandhigay qaar kamid ah hubkii lagu dhici jiray Shacabka Muqdisho. Iyagoo soo xirxiray dhalinyaro ay sheegeen inay amni daro ka shaqeynayeen

Sawirada ka eeg hawlgalkii ugu balaarnaa oo booliska ay wadeen saacadihii lasoo dhaafay, walina ay wadaan

11/07/2022

Daawo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raagge oo aad uga careeysan dhaca Muqdisho ka socda. Kuna amray in aysan magalada hub kula dhax socon karin

11/07/2022

Nolosheydii h**e macan ma lahayn waxan.....

Photos from Qalin Online's post 11/07/2022

Madaxweynaha Somalia HSM OO uu wehliye madaxweynaha dalka Eratareya isias OO kormeeray ciidamada badda OO Somalia loo tababaray kana mid ah 5000 ee jooga Eratareya.

10/07/2022

Gaarsii Aabaha dhalay Si loo helo

Waa cunug Gabar Soomaali ah oo ku dhashay isbitaal ku yaal dalkaan Italy 🇮🇹 ( Italia ) hooyadiisna ay ku dhimatay umusha intii qaliinka lagu waday 😢

Hooyada dhimatay markii dardaaranka laga qoryay waxa ay sheegtay inta aysan saalada qaliinka gelin in Magaceeda la yiraah Naciima Abdullaahi Ali qabiilkeeduna yahay Daarood Mareexaan kana soo tahriibtay Somalia 🇸🇴 uurkana ay u leedahay nin Hawiye Abgaal wacaysle ah oo la yiraah Abdirahman Maxamuud Socdaal hadana joogo xamar uurkana ay suudaan ugu qaaday xil ay Sudan 🇸🇩 isla joogeen inta aysan ka soo tahriibin

Abdiraman Maxamuud Socdaal waxaa awoowe u ah sida ay sheegtay gabadha dhimatay aabihiisna adeer u ah Hussein kulmiye Afrah oo Somaalia ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen fadlan cidii taqaan qoyska ama Abdirahman socdaal ha ila soo xariirta si cunuga gaalada hada haysta looga soo celiyo

Gabadha yar ee dhalatay hada waa caafimaad qabtaa waxaana la siiyay qoys talyaani ah si ay u koriyaan ilaa Amar dambe

Fadlan iga la soo xariir 00393248844140

Maanta ma iidin salaad ciidan ma tukan cunugaan arintiisa ku jiray 😠 😡

Xigasho Said Islam

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Maka Al Mukarama Streat
Mogadishu
252