Expect Rebranding and New Market Niche.
Boqorre Fisheries & Training
Boqorre waa shirkad mallaay Fresh ah kaaga soo iibineysa suuqa kuuguna keenaysa gurigaaga adiga oo ka nastey suuqa fogaanta badan.
08/07/2022
Ciidul adxaa mubaarik dhammaan akhyaarta sharafta leh ee halkaan nagala socota.
01/04/2020
Macmiil Jeedar, Yuumbi, Wayaanbuuro iyo adeeg wacan ayaan kuu heynaa ee ku soo dhawow Boqorre Fresh Fish Delivery
21/03/2020
Hungry? Then We recommend you treat yourself to one of our delicious fresh fish –
18/03/2020
Ka naso suuqa dheer iyo safarkiisa, goobtaad joogtid ayaan kuugu keeneynaa mallaay fresh ah, kaa soo laga dhowrey hallowga iyo gacmaha dadka.
Ka dalbo Boqorre Fresh Fish Delivery 613884177 / 618802700
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu