Dugsiyada Al-Muhamadiyah

Dugsiyada Al-Muhamadiyah Ku Soo Dhawaada Gacmo Furan

16/09/2026

  Fasax Roobka Dayrta  🌧️🌧️Alle ha inooga dhigo roob kheyr qaba, barwaaqo iyo raxmad
16/09/2026

Fasax Roobka Dayrta 🌧️🌧️
Alle ha inooga dhigo roob kheyr qaba, barwaaqo iyo raxmad

04/09/2026

Dugsiyada Al-Muhamadiyah

OGEYSIIS MUHIIM AH
27/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

🎉 HAMBALYO DHAMMAAN ARDAYDA FASALKA 8AAD! 🎓🏆Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiyada Al-Muhamadiyah  waxay h...
09/08/2026

🎉 HAMBALYO DHAMMAAN ARDAYDA FASALKA 8AAD! 🎓🏆

Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiyada Al-Muhamadiyah waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee sanadkan si guul leh uga gudubtay imtixaanka.

05/07/2026


30/06/2026

fast aid practical training

       TACSI:      Tr: 21/06/2026                                Maamulka, Macalimiinta, Howlwadeennada, Ardayda iyo dha...
21/06/2026


TACSI: Tr: 21/06/2026

Maamulka, Macalimiinta, Howlwadeennada, Ardayda iyo dhammaan bahda Dugsiyada Al-Muhamadiyah waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gabdheena oo kamid aheyd ardayda Dugsiyada Al-Muhamadiyah Geeridii ku timid Abaheed
waxaan leenahay allaha unaxariisto qabrigana allaha u waasiciyo.Ilaahay sakarsastka wuu u fududeeye ee su'aasha allaha u fududeeyo.

   Waxaan bogaadinayaa ardayda somaliyeed Gaar ahaan Dugsiyada Al-Muhamadiyah  ee maanta ufariisatay imtixaanka shahaadi...
20/06/2026



Waxaan bogaadinayaa ardayda somaliyeed Gaar ahaan Dugsiyada Al-Muhamadiyah ee maanta ufariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga Sare, 44kun oo arday ah ayaa maanta ufariisaty imtixaanka alle haufudeeyo.
urajeynayaa guul insha allah iyo inee kamira dhaliyaan dadaalki ey sanado badan sowadeen, Allaha idiin Fududeeyo

Xarumaha  Imtixaanka ay  ku galayaan ardeyda Dugsiyada Al-Muhamadiyah Guuleysta dhammaantiin.
19/06/2026

Xarumaha Imtixaanka ay ku galayaan ardeyda Dugsiyada Al-Muhamadiyah
Guuleysta dhammaantiin.

Address

Mogadishu
MAHADALLE

Telephone

+252612539293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiyada Al-Muhamadiyah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category