Ibnu Baaz Primary And Secondary School

Ibnu Baaz Primary And Secondary School EDUCATION IS LIGHT

DHIRTU WAA QURUXDA DEEGAANKA ๐ŸŒด๐ŸŒฒArdayda Dugsiga IBNU BAAZ P.S.S  ee qeybta ( part time) Khamiis iyo Jimco ayaa tijaabo dh...
19/06/2026

DHIRTU WAA QURUXDA DEEGAANKA ๐ŸŒด๐ŸŒฒ

Ardayda Dugsiga IBNU BAAZ P.S.S ee qeybta ( part time) Khamiis iyo Jimco ayaa tijaabo dhir beerid ku sameeyey Dugsiga

IBNU BAAZ P.S.S Hiigsigeennu waa kobcinta garaadka ardayda โœ๏ธ

CIID WANAAGSAN
26/05/2026

CIID WANAAGSAN

Sawiradan waxa ay Ka turjumayaan jawiga waxbarasho iyo diyaar garowga ardayda ee qeybta Khamiista iyo Jimcaha ee dugsiga...
24/04/2026

Sawiradan waxa ay Ka turjumayaan jawiga waxbarasho iyo diyaar garowga ardayda ee qeybta Khamiista iyo Jimcaha ee dugsiga Ibnu baaz primary and secondary school 24/๐ŸŽ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Maamulka iyo macalimiinta Ibnu Baaz Primary And Secondary School Waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan Dhammaan A...
19/03/2026

Maamulka iyo macalimiinta Ibnu Baaz Primary And Secondary School Waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan Dhammaan Ardayda, Waalidiinta, iyo ummadda muslimiinta ah munaasabada Ciidul fitriga. waxaan idin rajeyneynaa Ciid farxad leh, caafimaad iyo barwaaqo ku dheehan tahay.
CIID WANAAGSAN

๐Ÿ“ข OGAYSIIS FASAXMaamulka Ibnu baaz primary & secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda sharafta leh iyo waali...
11/03/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS FASAX

Maamulka Ibnu baaz primary & secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda sharafta leh iyo waalidiinta qiimaha badan in dugsigu fasax yahay 10-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan iyo maalmaha Ciida.

๐Ÿ—“ Fasaxa wuxuu bilaabanayaa: 11 March 2026
๐Ÿ—“ Dugsigu dib ayuu u furmayaa: 23 March 2026

Waxaan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bulshada muslimiinta ah u rajeyneynaa Ciid Mubaarak, caafimaad iyo barwaaqo.

โœจ Ciid Wanaagsan Dhammaantiin โœจ

Maamulka Dugsiga
Ibnu baaz primary & secondary school

Waxaa goor dhow inoo billaaban doono Tartanka Qur'aan aqriska bisha Barakeysan  ee  Ramadaan ee ku tartami doona ardeyda...
19/02/2026

Waxaa goor dhow inoo billaaban doono Tartanka Qur'aan aqriska bisha Barakeysan ee Ramadaan ee ku tartami doona ardeyda dhigata iskuulka Ibnu Baaz Primary And Secondary School
Tartankan ayaa ujeedkiisu yahay dhiirrigelinta akhrinta, xifdinta, fahamka, iyo ku-dhaqanka Qurโ€™aanka, kor u qaadista anshaxa iyo qiyamka islaamka ee ardeyda iyo xoojinta kaalinta iskuulka ee masuuliyadda ka saaran horumarinta Ardeyga.
RAMADAAN MUBAARAK๐ŸŒ™

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka gal...
14/02/2026

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka TERM-KA fasalka 5AAD waxaan ku bogaadineynaa dadaalkooda waxaan leenahay hambalyo

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka gal...
14/02/2026

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka TERM-KA fasalka 6AAD waxaan ku bogaadineynaa dadaalkooda waxaan leenahay hambalyo

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka gal...
14/02/2026

Dhamaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiga IBNU BAAZ PSS waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka TERM-KA fasalka 7AAD waxaan ku bogaadineynaa dadaalkooda waxaan leenahay hambalyo

๐Ÿ”” SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA NISFIGA SANNAD DUGSIYEEDKA 2025 - 2026Berri oo Sabti  ah 14-da Febraayo 2026, waxaa si ...
13/02/2026

๐Ÿ”” SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA NISFIGA SANNAD DUGSIYEEDKA 2025 - 2026

Berri oo Sabti ah 14-da Febraayo 2026, waxaa si rasmi ah loo shaacinayaa natiijada Imtixaanka Dhexe (Nisfiga) 2025 - 2026. Dhammaan ardayda iskuulka waxaan u rajeyneynaa Natiijo Wanaagsan

Natiijo Wacan!

-2026

Address

Elasha Biyaha, Qorsul
Mogadishu

Telephone

+252618137000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu Baaz Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ibnu Baaz Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category