Faculty of economic and political science-ISHU

Faculty of economic and political science-ISHU

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of economic and political science-ISHU, College & University, Mogadishu.

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 13/10/2023

13/10/2023

Ansixinta gudomiye ku xigeenka midowga ardayda.

Shirka Golaha dhexe ee midowga ardayda jamacada oo shir gudomiyay gudomiyaha midowga ardayda jamacada mudane Abdulahi Bashiir Omar ayaa maanta ansixiyay guddomiye ku xigeenka midowga ardayda jaamacadda imaamu shaafici mss Xaawa axmed.
Hamlpyo hamlpyo

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 07/09/2023

Hamplyo dhmn ardayda ka qalin jabisay jamacada Imam Shafi'i University
Waxn idin rajeynaynaa hor mar wacan

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 10/08/2023

Munaasabada furitaanka maxkamada madalaada ISHU

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 27/07/2023

Simnaar 2 maalin socday oo ciwaankiisu ahaa fagaara ka hadalka
Kaas oo u soo agaasimay midowga ardayda jamacada
Ayaa ku so gababomay xarunta 2 aad ee jamacada

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 14/06/2023

Maanta oo ay taariikhdu ku beegneed 14 Juun 2023, xukuumadda Midowga ardayda Jaamacadda Al-imaam Al-shaafici iyo madaxda kulliyadaha oo ay weheliyaan ku xigeenadooda ayaa kulan is xog wareysi ah la qaatay gudoomiyaha Jaamacadda Al-imaam Al-shaafici dr Cabdulqaadir Sheekh Ismaaciil

Ayadoo midowga la wadaageen waxyaabihii
U qabsoomay sido kle shaqadana horo usii wadi doonaan

Photos from Faculty of economic and political science-ISHU's post 29/05/2023

Maalintii Labaad iyo Difaacashada Buugaagta Qalinjebinta.
Public Administration & Accounting ayaa lahaa maanta.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu