Abu Hureyra Primary and Secondary Schools

Abu Hureyra Primary and Secondary Schools Waxbarida jiilka soomaaliyeed waa masuuliyadeena

๐ŸŽ‰ HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA! ๐ŸŽ“๐Ÿ†Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Abu-Hureyra waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dham...
09/08/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA! ๐ŸŽ“๐Ÿ†

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Abu-Hureyra waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda dugsiga oo ku wada baasay imtixaanka fasalka 8aad. ๐Ÿ‘๐Ÿ“š

Waxaan ku faraxsanahay guushiinna, waxaana idiin rajaynaynaa guulo waaweyn, aqoon badan iyo mustaqbal ifaya. ๐ŸŒŸ๐Ÿ’™

Hambalyo dhammaantiin! ๐ŸŽ“๐Ÿ†

๐Ÿ“ข Fiiro Gaar ah Ardayda Fasalka 8-aad iyo Waalidiinta!Waxaa la shaacin doonaa natiijooyinka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee ...
05/08/2026

๐Ÿ“ข Fiiro Gaar ah Ardayda Fasalka 8-aad iyo Waalidiinta!
Waxaa la shaacin doonaa natiijooyinka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 maalinta 09 Agoosto 2026.
Fadlan la wadaaga warkan ardayda iyo cid kasta oo ay khusayso si uu qof walba u ogaado waqtiga natiijada.
Guul ayaan u rajaynayaa dhammaan ardayda. ๐Ÿคฒ๐ŸŽ“๐Ÿ“š

02/07/2026

Socdaal ay hareeyeen farxad, wadajir iyo xusuus aan la illaawi doonin.
Dalxiis iyo damaashaadkii fasalka 12aad wuxuu noqday maalin qalbiyada ku reebtay raad qurux badan.

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda fasalka 12aad in Eebbe siiyo natiijo ay dhammaantood ku wada farxaan. Aamiin. ๐Ÿคฒ๐ŸŽ“

Maamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda Dugsiga Abu-Hureyra waxay dhammaan umadda Islaamka ugu hambalyaynayaan munaasabadda...
26/05/2026

Maamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda Dugsiga Abu-Hureyra waxay dhammaan umadda Islaamka ugu hambalyaynayaan munaasabadda Ciidul Adxa.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Xamaasadda Semi-Final-ka! ๐Ÿ†โ€‹Waxaan halkan idin kula wadaagaynaa sawiradii laga soo qaaday tartan aqooneedkan maraya heer...
12/05/2026

Xamaasadda Semi-Final-ka! ๐Ÿ†
โ€‹Waxaan halkan idin kula wadaagaynaa sawiradii laga soo qaaday tartan aqooneedkan maraya heerkii ugu xamaasada badnaa, iyadoo koox kasta ay u taagan tahay inay xaqiijisato booska Final-ka.
โ€‹Aqoontu waa iftiin, ardayda Abu-Hureyrana waa iftiinkii berri. โœจ

โ€‹

WAREEGGA SEMI-FINAL-KA ๐Ÿ†โ€‹Tartan Aqooneedka Dugsiga Abu-Hureyra wuxuu marayaa meel xasaasi ah. Labada kooxood ee Cumar Bi...
12/05/2026

WAREEGGA SEMI-FINAL-KA ๐Ÿ†
โ€‹Tartan Aqooneedka Dugsiga Abu-Hureyra wuxuu marayaa meel xasaasi ah. Labada kooxood ee Cumar Bin Cabdicasiis iyo Cabdiraxmaan Bin Cowf ayaa foodda isku dari doona tartanka Semi-final-ka beri oo arbaco ah insha allah.
โ€‹Yaa guulaysan doona oo iska xaadirin doona Final-ka weyn? โœ๏ธ๐Ÿ“–
โ€‹

๐ŸŽ‰   ๐ŸŽ‰
12/05/2026

๐ŸŽ‰ ๐ŸŽ‰




๐ŸŽ‰ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐ŸŽ‰๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—œ๐—ฆ๐— ๐—”๐—”๐—ก ๐—•๐—œ๐—ก ๐—–๐—”๐—™๐—”๐—”๐—ก ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—•๐—œ๐—ก ๐—–๐—”๐—•๐——๐—œ๐—–๐—”๐—ญ๐—œ๐—œ๐—ญ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ...
06/05/2026

๐ŸŽ‰ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐ŸŽ‰
๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—œ๐—ฆ๐— ๐—”๐—”๐—ก ๐—•๐—œ๐—ก ๐—–๐—”๐—™๐—”๐—”๐—ก ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—•๐—œ๐—ก ๐—–๐—”๐—•๐——๐—œ๐—–๐—”๐—ญ๐—œ๐—œ๐—ญ

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‰ ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ.
๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฟ๐—ฎ๐—ท๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ด๐—ฎ.

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ?๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜… ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 8๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—• ๐—ฒ๐—ฒ...
04/05/2026

๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ?
๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜… ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜… ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 8๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—• ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—–๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—•๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—•๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ถ๐—ถ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฏ. ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป.
๐—›๐—ฎ ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Abu Hureyra Primary and Secondary Schools

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Abu-Hureyra waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda iyo waalidiinta, u...
19/03/2026

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Abu-Hureyra waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda iyo waalidiinta, ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Ciid Wanaagsan ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„๐ŸŒ™โœจ

Address

Cali Turcaaye
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:05
Tuesday 07:00 - 17:05
Wednesday 07:00 - 17:05
Saturday 07:00 - 17:05
Sunday 07:00 - 17:05

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abu Hureyra Primary and Secondary Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share