Macruuf media Network

Macruuf media Network

Share

Mudane kusodhawaw Xarunta warbaahinta macruuf primary and secondary school

Profile pictures 18/01/2021
05/01/2021

Waa maxay Taanbuu?

Smokelles To***co wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn.

Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas.

Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka isticmalaya

Hadaba melaha ugu badan dunida ee laga isticmalo hot filter khaini (taabu) waa dalka hindiya oo ah wadanka lagu sameyo hada.
Cilmi baris laga sameyay dalka india aya shegaya in 40 second walba uu qof u geriyodo dhibatada to***co.

Hadaba tabuda somaliya laga isticmalo maxay ka kobantahay ka eeg sawirka 2.

Waxyabaha ay kobantahay darted hadaba qofka isticmalo waxa u halis ugu jira inay ku dhacan cudurada hoos ku qoran.

1. Cancerka ku dhaca afka
2.cancerka ku dhaca dhunta
3.cancerka ku dhaca sambabada
4.cancerka ku dhaca pancreas
4.cudurada ku dhaca.wadnaha
5 . Sameyn uu ku yeesho awoda dhalmada qofka
6. Hoyoyinka uurka leh oo umula ciyal an waqtigoda dhaman (premature birth).

Fadlan walal ka dhaf naftaada waxa dhawacaya oo halis ku ah cafimadkaaga.

Photos from Macruuf media Network's post 24/12/2020

OGEEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga -ka in uu machadka uu bilaabay qabashada ardey cusub

1. Waxbarashada machadka waa lacag la aan
2. Mudada waxbarashada waa 6 bilood
3. Habka waxbarashada machadka waa online
4. Cashirada waa maqal iyo muqaal
5. Cashirada waxaa lagu qadanaya whatsAppka
6. Manhajka waxbarashada waa Somali iyo English.
7. Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma

Bugaagta lagu qaadanayo machadka waa

1. First Aid Book
2 . General Pathology
3. Medical Termonology
4. Anatomy and Physiology
5. Nutrition
6. Pharmacology
7. Gynecology
8. Practical book
N.B: Xilliga Baraatikada waa inaad xaadir ku ahaataa Goobta laguugu balamiyo.

Isdiiwaan galintu waxay ku egtahy 30/01/2021

Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka

0617647866

Fadlan lasi wadaag asxabtada kale

19/12/2020



Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga in machadka ay ka socoto qabashada ardey cusub Sanadka 01/01/2021 ilaa iyo 10/02/2021
Kuliyadaha uu idiin hayana waxa ay kala yihiin.
1.
2. .
3. .
4. .
5.

1. Waxbarashada machadka waa lacag la'aan ( free).
2. Habka waxbarashada machadka waa online
3. Cashirada waa maqal iyo muqaal
4. Cashirada waxaa lagu qadanaya WhatSap.
5. Manhajka waxbarashada waa English.
6. Machadka waxa uu bixiyaa shahaado Diploma ah.

Isdiiwaan galintu waxay ku egtahy 05/01/2021

Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka

0617647866

Fadlan lasi wadaag asxabtada kale

18/12/2020
11/12/2020



Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga in machadka ay ka socoto qabashada ardey cusub Sanadka 25/12/2020 ilaa iyo 01/02/2021
Kuliyadaha uu idiin hayana waxa ay kala yihiin.
1.
2. .
3.
4. .

1. Waxbarashada machadka waa lacag la'aan ( free).
2. Habka waxbarashada machadka waa online
3. Cashirada waa maqal iyo muqaal
4. Cashirada waxaa lagu qadanaya WhatSap.
5. Manhajka waxbarashada waa Soomaali iyo English.
6. is diwaan galinta Iyo Buuga ardayga waa $ 5 dollar
7. Machadka waxa uu bixiyaa shahaado Diploma ah.

Isdiiwaan galintu waxay ku egtahy 01/02/2021

Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka

0617647866

Fadlan lasi wadaag asxabtada kale

10/12/2020


HEALTH TEACHING PROGRAM (H.T.P)
- Nursing
- (N.L.M)
-
If you Need Contact With
Whatsapp Number
25261 7647866
Teachin. Dr Ahmed Isse Awid

Photos from Ahmed Isse Awud Official's post 10/12/2020
03/12/2020

KU BIIR NATIONAL GROUP WHATSAPP
NUMBERKAAGA HOOS KU SOOQOR
AMA NUMBERKAAN QORO
LIKE
SHARE
AND COMMENT

09/11/2020

Walaal nagu soo biir si aan kuugu soo gudbino waxyaabo aad jeclaan doonto oo ah modelka ugu dambeyay caalamka

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252