04/09/2025
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐ง๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐๐๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ-๐ค๐๐๐ง๐ข ๐ฆ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ee ๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐จ๐๐ญ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ !
Waxaa inoo soo jeedisay ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐
๐๐ซ๐ก๐ข๐ ๐๐ข๐ง๐ข oo si xirfadeysan noogu gudbisay casharo qiimo badan oo ku saabsan muhiimadda ay leedahay Soft Skills-ka iyo doorka ay ka ciyaaraan horumarinta shaqsiyadda, iyo sida loo dhiso ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ oo fursado shaqo iyo hogaamineed kuu fura.
In ka badan 30+ ka qaybgalayaal ah ayaa ka faaโiideystay aqoon-isweydaarsigan, iyagoo helay tusaalooyin wax ku ool ah, talooyin waxtar leh, iyo suโaalihii ay qabeen oo laga jawaabay.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ง dhammaan ka qaybgalayaashii nagu soo biiray ugu h**eysey macalimadda oo waqtigeda no hurtay iyo dhamaan ardayda kale ka faaโiiday fursaddan qiimaha badan. Waxaan rajeyneynaa in aan mar kale kulanno fursado kale oo ka sii xiiso badan InshaโAllah! ๐๐
28/08/2025
๐๐ ๐ซ๐๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ฌ๐ก๐๐ช๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐ญ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ ๐?
Ka qeybgal kulankan xiisaha leh ee online ah oo cinwaankiisu yahay "๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐จ๐๐ญ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ".
Waxaad ku baran doontaa sida loo kobciyo xirfadahaaga, loo dhiso kalsoonidaada, iyo sida aad uga dhigi karto naftaada mid kuu furta fursado cusub. ๐
Kulanku wuxuu dhici doonaa ๐-๐๐ ๐๐๐ฉ๐ญ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐, ๐:๐๐ โ ๐:๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ waxaana nala wadaagi doonata ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐
๐๐ซ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐.
Ha moogaan fursaddan kaa caawin doonta inaad ka dhex iftiinto bulshada iyo suuqa shaqada.
๐๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ-๐ค๐ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐ฌ๐ข ๐๐๐ ๐ฑ๐จ๐ ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก ๐ฎ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ ๐๐ก: https://chat.whatsapp.com/I9qqeC0f30AJ06AB6herPg
03/08/2025
Madooneysa xirfadda ๐๐๐๐ค๐๐ง๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ inaad kor u qaaddo?
Hadaba waxaan idin keenay koorso cusub oo kuu baraya aasaaska horumarinta backend-ka oo ay ka mid yihiin: ๐๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐๐๐๐ค๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ, ๐๐จ๐๐.๐ฃ๐ฌ iyo ๐๐ฑ๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐ฌ.๐ฃ๐ฌ โ si aad u fahanto dhismaha ๐ฌ๐๐ซ๐ฏ๐๐ซ-๐ฒ๐๐๐ iyo ๐๐๐-๐ฒ๐๐๐ casriga ah.
๐๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค-๐ ๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐ซ๐๐๐๐
https://school.ilsan.so/courses/backend-web-development/ ๐๐ป
15/07/2025
๐โจ Maanta waa ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ Waxaan ku faraxsanahay inaan u dabaaldegno dhammaan dhallinyarada baraneysa, xirfadaha kala duwan meel kasta ay joogan, una diyaargaroobeysa mustaqbal ifaya iyagoo xirfado cusub kororsanaya.
๐ข๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ waxa ay aaminsan tahay in dhallinyarada lagu xoojiyo xirfado casri ah si ay ugu guuleystaan dunida maanta.
Dhamaan dhalinyarada waxaan leenahay h**ey usocda dadaalka sii wada maalmihii wacnaa way so socdaan ๐๐ก
13/07/2025
Madooneysa xirfadda ๐
๐ซ๐จ๐ง๐ญ-๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ-๐ ๐ inaad kor u qaaddo?
Hadaba waxaan idin keenay koorso cusub oo cover gareeneso dhamaan luqadaha front-end development-iga sida: ๐๐๐๐, ๐๐๐, ๐๐๐ฏ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฉ๐ญ, ๐๐ข๐ญ, ๐๐ข๐ญ๐๐ฎ๐, ๐๐๐ข๐ฅ๐ฐ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ญ si aad u barato dhisidda website-yo casri ah oo qurux badan.
Ku bilow hadda oo link-ga raac๐ https://school.ilsan.so/courses/frontend-web-development/ ๐๐ป
09/07/2025
๐๐ ๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ.
Waxaad baran doontaa xirfado cusub oo ku saabsan motion design adigoo ka qeyb galaya fasallo toos ah oo dhaca Arbaco iyo Khamiis muddo 2 bilood ah, waxaana lagu qaban doonaa Google Meet.
๐ฃ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก: hadda kaliya $20 bishiiba halkii ay h**e uga ahayd $30. Ha moogaan.
Iska diiwaangeli hadda si aad u bilowdo safarkaaga hal-abuurka ah!
๐๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ข๐ง๐ค:
https://forms.gle/tpSZDa8XD9kZEdsU7
30/06/2025
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha caalamka ugu hambalyaynaynaa sanad guuradii 65aad ee maalinta qaran ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed ee ku beegan 1-da Luuliyo.
Soomaaliya ha noolaato ๐ธ๐ดโจ
26/06/2025
Waxaan dhammaan Muslimiinta la qeybsaneyna farxadda curashada sanadka cusub ee Hijriyada 1447.
Allah ha ka dhigo sanad kheyr, barako, iyo nabadgalyo leh oo uu raxmad iyo midnimo u keeno dhamaan umadda Muslimka ah.
26/06/2025
Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun โ maalintii gobollada Waqooyi ay xornimada heleen sanadkii 1960.
Waa maalin aan ku xasuusanno halgankii, midnimadii iyo dadaalkii ay sameeyeen geesiyaashii Soomaaliyeed si ay u helaan dal xor ah.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง! ๐ธ๐ด
19/06/2025
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐ง๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐๐๐ฒ ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ-๐ค๐ข๐ข ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ก๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ !
In ka badan ๐๐+ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ah ayaa ka ๐๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐ฒ aqoon-isweydaarsigan, iyagoo barteen noocyada kala duwan ee ๐๐-๐ ๐ sida ๐๐ฎ๐ซ๐จ๐ฉ๐๐ฌ๐ฌ, midka casriga ah, iyo CV hal-abuur lehโiyagoo adeegsanaya qalabyo sida ๐๐๐ง๐ฏ๐ iyo ๐๐ฎ๐ซ๐จ๐ฉ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐๐ข๐ญ๐จ๐ซ.
Sidoo kale, waxay barteen sida loo qoro ๐๐จ๐ฏ๐๐ซ ๐๐๐ญ๐ญ๐๐ซ iyo ๐๐จ๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ญ๐๐ซ si xirfadeysan, iyadoo la bixiyay tusaalooyin dhab ah, talooyin waxtar leh, iyo inay fursad u haleen su'aalaha maskaxdoda ka guuxayey in looga jawaabo.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐ง๐๐ ๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐ค๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ฌ ๐ช๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐ฐ๐๐ ๐ข๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐๐ฌ ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ง๐ฌ๐ก๐'๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก ! ๐๐
16/06/2025
Waxaan qaban doonaa workshop qiimo leh kaasoo ku saabsan "๐๐ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ โ ๐๐๐๐ซ๐ง ๐๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ ๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐", waxaana bixin doona ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข.
Kulan-kan online-ka ah wuxuu kaa caawinayaa sida loo sameesto loona qoro CV xirfadeysan oo kaa caawiya inaad si kalsooni leh ugu tartanto suuqa shaqada.
๐
Waxaana uu dhici doona June 17, 2025, Maalinta Arbcada laga bilaabo 8:00 PM ilaa 10:00 PM.
Hadaa xiiseynesid Workshop-kan qiimaha muhiim-ka ah fadlan so gal WhatsUp Groupka aan ugu talgalnay ๐:
๐https://chat.whatsapp.com/HJ3rlS6c0NQ6bEhSh6yFF1
15/06/2025
๐๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ข๐ข ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง-๐ค๐ ayaa si rasmi ah noogu soo dhammaatay iyadoo lagu soo xiray bandhig cajiib ah oo ardaydu kusoo bandhigeen hal-abuurkooda. Waxay muujiyeen xirfado iyo horumar ay ku kasbadeen muddadii koorsadu socotay.
Aad ayaan ugu mahadcelinaynaa ๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐๐๐๐ข๐ง๐ฎ๐ซ hoggaamintiisa wanaagsan iyo dadaalkii uu geliyay koorsadan.
Waxaan sidoo kale u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda, guushan waa bilowga safarkiinna hal-abuurka! Hambaliyo Dhamaan ๐๐จ