Asal Institute of Agriculture

Asal Institute of Agriculture Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asal Institute of Agriculture, Private School, Near Hiran Bus Station, Bakaro Market, Hawl wadag District, Mogadishu.

22/08/2026
09/08/2026
Guddoomiyaha Machadka Asal ee Beeraha Dr. Maxamed Cali Sh. Cabdi ayaa maanta ka qeyb galay dood cilmiyeed ku saabsan HAG...
10/02/2026

Guddoomiyaha Machadka Asal ee Beeraha Dr. Maxamed Cali Sh. Cabdi ayaa maanta ka qeyb galay dood cilmiyeed ku saabsan HAGIDDA LA QABSIGA CIMILADA SI LOO HAGAAJIYO SUGNAANTA CUNTADA SOOMAALIYA oo lagu qabtay Muqdisho. Dood cilmiyeedka waxaa soo qabanqaabisay Jaamacadda Zamzam.

Doodda waxaa lagu falanqeeyay saameynta ay cimalada is bedeleysa ku leedahay beeraleeyda iyo sida loola qabsan karo,siyaasadaha la xiriira isbedelka cimilada, sida ay farsamada casriga ee tacbashada beeraha u hagaajin karto wax soo saarka beeraha, xaaladda wacyiga beeraleeyda.

--BUUG TAARIIKHI AH OO KA HADLAYA BEERAHA SOOMAALIYA--Maanta oo ay taariikhdu ahayd 26 ka May 2025 Agaasimaha Guud ee As...
26/05/2025

--BUUG TAARIIKHI AH OO KA HADLAYA BEERAHA SOOMAALIYA--

Maanta oo ay taariikhdu ahayd 26 ka May 2025 Agaasimaha Guud ee Asal Institute of Agriculture AIA ayaa guddoonsiiyay Agaasimaha Hay'adda DHAXALREEB Mudane Maxamed Cabdi Baafo buug. Buugga waa buug taariikhi ah oo ka hadlaya beeraha Soomaaliya oo runtii aan rajeynayo in aad looga faa'iideysan doono. Mudane Baafo ayaa ka mahad celiyay buuggan qiimaha leh ee uu Machadka Asal ugu deeqay xarunta DHAXALREEB.

Address

Near Hiran Bus Station, Bakaro Market, Hawl Wadag District
Mogadishu
MG

Telephone

+252615582380

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Institute of Agriculture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category