Faculty of Economics and Management Science at Salaam University

Faculty of Economics and Management Science at Salaam University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Economics and Management Science at Salaam University, College & University, Mogadishu.

Photos from SALAAM UNIVERSITY's post 23/07/2026
Photos from MyBank Limited's post 22/07/2026
22/07/2026

Diiwaangelintu waa ay furantahay!

Jaamacadda Salaam waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda cusub in uu si rasmi ah u furmay 𝐒𝐬𝐝𝐒𝐒𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π’πšπ§πšπ-π°πšπ±π›πšπ«πšπ¬π‘πžπžππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ”β€“πŸπŸŽπŸπŸ•.

Ha seegin fursadda aad ku bilaabi lahayd mustaqbalkaaga waxbarasho. Soo booqo xarumaha Jaamacadda Salaam ama la xiriir xafiiska diiwaangelinta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.



01/07/2026

Hambalyo! Hambalyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maanta oo ay tahay 1-da Luulyo, waa maalin taariikhi ah oo xasuus mudan β€” maalinta xorriyadda iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Ilaahay ha inagu gaarsiiyo sanad walba iyadoo Soomaaliya ay ku sugantahay nabad, midnimo, iyo barwaaqo. Aamiin πŸ‡ΈπŸ‡΄

28/06/2026

Highlights

Guul Taariikhi Ah:
Ayadoo laga duulayo tayeynta waxbarashada sare iyo horumarinta cilmi-baarista, Jaamacadda Salaam waxay gaartay guul weyn oo dhaxal-gal ah.

Jaamacaddu waxay si guul leh u daabacday in ka badan 100 maqaal cilmiyeed oo muhiim ah (100+ publications). Tani waxay muujinaysaa doorka ay jaamacaddu ka leedahay hoggaaminta aqoonta iyo sayniska.

Guushan balaaran waxay horseeday in Jaamacadda Salaam ay si rasmi ah uga mid noqoto 6-da Jaamacadod ee ugu cilmi-baarista badan dalka Soomaaliya.

Waa guul weyn oo kor u qaadaysa sumcadda Jaamacada, iyadoo dalka u soo hoysay magac iyo maamuus weyn. Waxayna tusaale nool u tahay horumarka waxbarasho ee dalka ka dhashay.

Ugu dambayn, guushan taariikhiga ah waxay marag u tahay dadaalka joogtada ah ee Jaamacadda Salaam ee ku aaddan kor u qaadidda aqoonta, hal-abuurka, iyo tayada waxbarashada sare. Jaamacaddu waxay had iyo jeer u taagan tahay soo saarista aqoon-yahanno wax ku ool ah iyo kobcinta cilmi-baarista waxtarka leh.

25/06/2026

Hambalyo! Hambalyo! πŸŽ‰

Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda uu u soo dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaad soo marteen dadaal iyo juhdi badan, waxaana idiin rajeyneynaa guul iyo natiijooyin farxad leh. Alle ha idiin sahlo inaad heshaan natiijooyinkii aad ku taamayseen.


16/06/2026

Happy New Islamic Year

Hambalyo Curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448

Waxaan Dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneyna Curuashada sanadka cusub ee Hijriga waxaan Alle ka baryeeyna in sanadiisa kale nagu gaarsiyo caafimaad iyo cibaado suuban


15/06/2026

Repost # #
Highlights

11/06/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu