Macadka Diiniga Abuubakar -Al sadiiq Online.

Macadka Diiniga Abuubakar -Al sadiiq Online.

Share

cilaajinta cudurada ruuxiga iyo daaweentooda

27/12/2024

Share gareeya

12/12/2024

مر كز ابوبكر الصديق للعلاج القر ءان الكريم والسنة النبوية
Xarunta cilaajinta cudurada ruuxiga ah
Qur aanka kariimka iyo sunada nebiga salllaau caleyhi wasalam ee abuubakar al sadiiq.

Calaamadaha isha xaasid

علا مات عين الحاسد

1. Madax xanuun joogto ah gaar ahaan galabki ilaa habeenk
2. Oohin ama ooyin joogto ah siiba habeenki
3. Cunto xumi ama cunto yari
4.wal wal iyo cabsi joogto ah siiba marka
Galabki iyo habeenki
5.kalinimo in aad jeclaato mar kasta
6. Fakar iyo murug aan dhamaaneen
7.riyo cabsi ah sida baahalo kala duwan ku ceyrsanayo ama ku dilayo
8.dadka qaar in aad ka baqdo aragooda
9. Dhimasho aad ka wal walsho mar kasta
10.caajis kaa saaran dhan kasta cibaadada adkaarta iyo shaqada inta badan
11. Ilowsho iyo was waas badan

Hada calaamadahaas hadaad isku aragto gabigood ama qaarkood waxaa kugu jirto il xaasid waliba xoogan
Nala soo xariir si lagaaga cilaajiyo talooyin laguu siiyo intaba
+252617509464
+252613263378

13/11/2024
10/10/2024

Cilaaj online iyo offline ah 24 saac kuu diyaar kaa cilaajinayo dhamaan cudurada ruuxiga iyo dhalmo la aanta ayaa idiin diyaar ah kumaanan dumar iyo rag isugu jira ku xidhan yihiin
Sida
Madax xanuun joogto ah
Caajis joogto dhan kasta
Wal wal ama diiqad joogto ah
Caado wareer joogto ah
Kor xanuun joogto ah
Tabardari xaga gogosha joogto ah
Dareen la aan joogto ah rag iyo dumar
Is fahan la aan iyo buuq joogto ah lamaanaha
Umusobiyaan
Buro biyood
Qalalka
Neerfaha


Sidoo kale
Daawo dhireed muqadas ah la xaqiijiyay
Isugu jiro saliido iyo kareemo
Alle mahadiis dumar badan alle uga qaaday wax badan ka sheeganayeen

Inta diyaarka ah wan ku xidhayaa
Waa lagu wareysanayaa waxa dareemeyso kadib halka cilada ka heesato laguu cadeynayaa
Ka faa iideysi wanaagsan

0617509464
0613263378

Nagala soo xariira

09/06/2023

Fursad qaali ah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu