Smart Skills and Training Center

Directions

Smart Skills and Training Center Xarunta xirfadaha iyo Tababarada ee SMART

Ciidul Adxa Offer gaar ahSmart Skills and Training Center waxay kuu diyaarisay DISCOUNT weyn oo ku saabsan courses-keena...
26/05/2026

Ciidul Adxa Offer gaar ah

Smart Skills and Training Center waxay kuu diyaarisay DISCOUNT weyn oo ku saabsan courses-keena muhiimka ah! πŸ”₯

πŸŽ“ Computer Application
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing
πŸ“± Digital Marketing

Fursadani waa waqtiga ugu fiican ee aad ku horumarin lahayd xirfadahaaga mustaqbalka.

πŸ“ Hodan Banaadir – Dahab Tower
πŸ“ž WhatsApp: +252 611447655










20/05/2026
06/05/2026

Ma dooneysaa inad barato xirfad lana jaanqaado dunida dhijitaalka ah?
Ma rabtaa inaad ku soo biirto xirfadleyda suuqa shaqada?
Ma rabtaa inaad si heer sare ah u barato xirfadaha la xiriira kumbiitarka?

Hadaba Smart Skills and Training Center waxay kuugu diyaarisey koorsada
Basic Computer Application oo lagu bari doono si heer sare ah.

Fasalada cusub waxa ay furmayaan 10-ka bisha may isdiiwaan geli manta oo bilow safarkaaga xirfadeed.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: +252611447655

Ama iska doo diiwan geli link-gaan hoose

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfm65wic6Cif6kHNL5x7gtIXxJB7SDvvCWast2jAhwG6mQt4w/viewform?usp=dialog



27/04/2026

Ha Sugin Berri oo Bilow Maanta

Smart Skills and Training Center

Smart Skills & Training Center (SSTC) (Xarunta xirfadaha iyo Tababarada) waa
xarun lagu dhisayo xirfadaha casriga ah ee suuqa shaqada maanta looga baahan yahay.

Haddii aad rabto inaad noqoto qof leh xirfad dhab ah oo lacag laga sameeyo, SSTC waxay kuu diyaarisay koorsooyin tayo sare leh oo kuu furaya albaabada shaqada iyo freelance.

Xirfadaha lagu barto SSTC:
Computer Applications
Graphic Design
Video Editing
Motion Graphics
Digital Marketing
Content creation
Sales and marketing
Iyo kuwa kale

Maanta waa waqtigii aad ka gudbi lahayd daawashada dadka guuleystey. Oo aad adigu noqon lahayd guuleystaha dhabta ah.

Baro xirfad aad ku shaqeysan karto
Casharro practical ah
Macallimiin khibrad leh
Koorsa walbo waxay leedahay Shahaado
Boosaska waa xadidan yihiin ku biir SSTC maanta oo bilow safarkaaga xirfadeed.

Buuxi foomkan oo dooro course aad rabto

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdzxYNvu7Sj7URtrjINeR7rvJPm_Rzwo3eAI8kb2t4ruFrq6A/viewform?usp=dialog




Address

Hodan Banadir (Dahab Tower Erea)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Skills and Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category