29/08/2026
!
Maamulka Dugsiga Daryeel School waxa uu ku wargelinayaa dhamaan Ardayda, Maclimiinta, Waalidiinta iyo Hoolwadeenada Dugsiga in Maalinta ah Ee 2026 Uu Dugsiga La furidoono, KU SOO Dhawaada Sanad Dugsiye 2026_2027.