Language and Training Center-Almaas University

Language and Training Center-Almaas University Language and Training Cen

Jaamacadda Almaas waxay ku wargelinaysaa ardayda sanadkaan ku biiraysa Jaamacadaha in Xarunta Jaamacadda lagu qabanayo s...
13/08/2023

Jaamacadda Almaas waxay ku wargelinaysaa ardayda sanadkaan ku biiraysa Jaamacadaha in Xarunta Jaamacadda lagu qabanayo seminar ku saabsa ๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ป.

Siminaarkaan oo dhacaya ๐—”๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฒ /๐Ÿฌ๐Ÿด /๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ (๐Ÿญ๐Ÿฌ:๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐—ฎ๐—บ) waxana soo jeedin doonaan Barayaal Sare.

Fadlan guji link-ga hoose si aad isu diiwaangeliso:
https://chat.whatsapp.com/Hm5WZFBMvW1JwcAiIRNEcs

Ama wixii faahfaahin ah lasoo xiriir :
0613602255 | 0623602255 | 0612247521 | 0612247533

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› Waxaa si rasmi ah Jaamacadda Almaas uga furmay diiwaan gelinta ardayda cusub,  sanad waxbarasheedka 2...
20/07/2023

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›
Waxaa si rasmi ah Jaamacadda Almaas uga furmay diiwaan gelinta ardayda cusub, sanad waxbarasheedka 2023-2024.

Kuliyadaha ardaydu soo dalban karaan waxaa kamid ah:
1. Faculty of Geosciences & Environment
2. Faculty of Health sciences
3. Faculty of Computer Sciences & IT
4. Faculty of Economics & Management Sciences
5. Faculty of Engineering

Waxaad kasoo dalban kartaa foomkaan:.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScgh_vTvl2J0EUyYSk_HJtB4V8W_PGn3ULaB1o7wtQsllTTaQ/viewform?usp=sf_link

Faahfaahin lasoo xiriir 850630 ama 0613602255 | 0623602255

ADMISSIONS 2023-2024
Almaas University

Fadllan buuxi warqadda Codsiga qiima dhimista Kuliyadaha kala duwan ee Jamacadda Almaas

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› Waxaa si rasmi ah Jaamacadda Almaas uga furmay diiwaan gelinta ardayda cusub,  sanad waxbarasheedka 2...
09/07/2023

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›
Waxaa si rasmi ah Jaamacadda Almaas uga furmay diiwaan gelinta ardayda cusub, sanad waxbarasheedka 2023-2024.

Kuliyadaha ardaydu soo dalban karaan waxaa kamid ah:
1. Faculty of Geosciences & Environment
2. Faculty of Health sciences
3. Faculty of Computer Sciences & IT
4. Faculty of Economics & Management Sciences
5. Faculty of Engineering

Waxaad kasoo dalban kartaa foomkaan:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScgh_vTvl2J0EUyYSk_HJtB4V8W_PGn3ULaB1o7wtQsllTTaQ/viewform?usp=sf_link

Faahfaahin lasoo xiriir 850630 ama 0613602255 | 0623602255

ADMISSIONS 2023-2024
Almaas University

24/06/2023

Ardayda sharafta leh waad ku mahadsantihiin inaad nagu soo biirtaan hadii alle idmo maalinta berito waxaan daah furaynaa fasalada cusub oo English ah sidaa darteed waxaan idinka codsaneynaa inaad ka soo qeyb gashaan Seminaarka furitaanka 1:30 pm Full Time and part time classes fadlan ilaali waqtiga mahadsanid

Wixi maclumaad dheeri ah nagala so xiriir lambarkaan +252 770515995

16/06/2023

Ardayda qaaliga ah koorasyada cusub ee English ah waxay bilaaban doonaan 24-ka Juun sidaa darteed waxaan kaa codsaneynaa inaad is-diiwaangeliso oo aad ka soo qaybgasho waxaan leenahay fasallada soo socda.

full time classes
Sabtida ilaa Isniinta
Galabta. fasalka koowaad.
Time.
1.00p ilaa 3.00pm
fasalka labaad.
waqtiga.3.30.00pm ilaa 5.30 galabnimo

Part time. Khamiis iyo Jimce
subax. waqtiga .8.00 subaxnimo ilaa 10.30 am subaxnimo

Wixii faahfaahin ah lasoo xiriir 850630 ama +252 770515995.

๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ Xarunta Luuqadaha iyo Tabobarada Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa  ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ         Wixii fa...
14/06/2023

๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ
Xarunta Luuqadaha iyo Tabobarada Jaamacadda Almaas waxay bilaabaysaa ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ

Wixii faahfaahin ah lasoo xiriir 850630 ama +252 770515995

Almaas University  gaarahaan Language and Training Center-Almaas  University Wuxuu Qabanaa Seminar Kusaabsan   Maalinta ...
25/05/2023

Almaas University gaarahaan Language and Training Center-Almaas University Wuxuu Qabanaa Seminar Kusaabsan Maalinta Talaadada 02:00pm wixii faahfaahin nagala Soo xariir +252 770515995

Soogal Link
https://chat.whatsapp.com/Fw2Mj125eat7hQEW54esPT

Language and Training Center-Almaas  University  waxey bilaabaysaa Fasalo Cusub oo   ah Full time iyo part time . Wixii ...
16/05/2023

Language and Training Center-Almaas University waxey bilaabaysaa Fasalo Cusub oo ah Full time iyo part time .
Wixii faahfaahin ah nagala Soo xariir +252 770515995

Good day
15/05/2023

Good day

๐™“๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™๐™–๐™—๐™–๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™‡๐™ช๐™ช๐™ฆ๐™–๐™™๐™–๐™๐™– ๐™š๐™š ๐™…๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐˜ผ๐™ก๐™ข๐™–๐™–๐™จ  waxeey Qabanee Seminar kusaabsan ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฌ๐š๐ฅ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ 01/04/2023 Sabtig...
26/03/2023

๐™“๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™๐™–๐™—๐™–๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™‡๐™ช๐™ช๐™ฆ๐™–๐™™๐™–๐™๐™– ๐™š๐™š ๐™…๐™–๐™ข๐™–๐™˜๐™–๐™™๐™™๐™– ๐˜ผ๐™ก๐™ข๐™–๐™–๐™จ waxeey Qabanee Seminar kusaabsan ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฌ๐š๐ฅ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ 
01/04/2023 Sabtiga 01:00pm
Fadlan nagala soo xariir +252 770515995
Ama soogal Link https://chat.whatsapp.com/Kw4Xexi3gS3KFn2fYKQg84

Waxaa maantay Jaamacadda Almaas lagu soo gabagabeeyay seminar ku saabsanaa ๐‘๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  oo ay soo agaasintay Xarunta L...
25/03/2023

Waxaa maantay Jaamacadda Almaas lagu soo gabagabeeyay seminar ku saabsanaa ๐‘๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  oo ay soo agaasintay Xarunta Luuqadaha iyo Tabobarada Jaamacadda.

Language and Training Center-Almaas University

Almaas University garahaan Xarunta ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฌ Waxeey Bilaabee ๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐ข๐ง ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž...
18/03/2023

Almaas University garahaan Xarunta ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฌ Waxeey Bilaabee ๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐ข๐ง ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž ๐š๐ง๐ ๐‹๐ข๐ญ๐ž๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž 27/03/2023 Fadlan nagala Soo xariir +252 770515995

Address

Hodan Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Language and Training Center-Almaas University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share