Al-Taqwa school of languages

Al-Taqwa school of languages Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Taqwa school of languages, School, Gubadley, Mogadishu.

11/09/2026

Tartanka Iskuulka Al-Taqwa Group H:

الحمد لله رب العالمين:           Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Isku...
10/09/2026

الحمد لله رب العالمين:
Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Iskuulka Al-Taqwa wreegiisa 1aad Group H:
Waxaana noo Soo gabagaboobay Lugtiisa 1aad
Shalay Galab oo Taariikhda ahayd 09/09/2026.

Waxaana ciyaaray 4 guruub oo kala ah:
F L A VS W L A:
The Eyes of Al-Taqwa VS Tigers of Al-Taqwa:

Afarta guruubba waa ay dadaaleen waxeyna soo bandhigeen tartan qurux badan kaa soo ay u riyaaqeen daawadayaasha tartanka.

F L A VS W L A [ 9 : 8 ]
Guushu waxay raacday guruubka FUTURE LEADERS OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 1:0 ]

The Eyes of Al-Taqwa VS Tigers of Al-Taqwa [ 15:10 ]
Guushu waxay waxay raacday Guruubka
THE EYES OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 5:0 ]

Round 1 Ended Next Round 2:

Hambalyo dhamaantiin dadaalka halkiina kasii wada wareegyo kale ayaa idiin harsan dadaala yaan la niyad jabin Insha Allah.
and Share👈

09/09/2026

Tartanka Iskuulka Al-Taqwa Group G:

09/09/2026

Tartanka Iskuulka Al-Taqwa Group E:

09/09/2026

Tartanka Iskuulka Al-Taqwa Group F:

الحمد لله رب العالمين:           Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Isku...
09/09/2026

الحمد لله رب العالمين:
Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Iskuulka Al-Taqwa wreegiisa 1aad Group G
Isniin Galab oo Taariikhda ahayd 07/09/2026.

Waxaana ciyaaray 4 guruub oo kala ah:
New Flowers of Al-Taqwa VS Golden Stars.
S.Y.L VS Killers of Al-Taqwa.

Afarta guruubba waa ay dadaaleen waxeyna soo bandhigeen tartan qurux badan kaa soo ay u riyaaqeen daawadayaasha tartanka.

New Flowers VS Golden Stars [ 12:9 ]
Guushu waxay raacday guruubka NEW FLOWERS OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 3:0 ]

S.Y.L VS Killers of Al-Taqwa [ 14:10 ]
Guushu waxay waxay raacday Guruubka S.Y.L oo ku badiyay [ 4:0 ]

Hambalyo dhamaantiin dadaalka halkiina kasii wada wareegyo kale ayaa idiin harsan dadaala yaan la niyad jabin Insha Allah.
and Share👈

الحمد لله رب العالمين:           Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Isku...
09/09/2026

الحمد لله رب العالمين:
Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Iskuulka Al-Taqwa wreegiisa 1aad Group F Arbaco Galab oo Taariikhda ahayd 02/09/2026.

Waxaana ciyaaray 4 guruub oo kala ah:
A.L.A VS Hunters of Al-Taqwa
Heroes of Al-Taqwa VS New Diamond of AL-Taqwa

Afarta guruubba waa ay dadaaleen waxeyna soo bandhigeen tartan qurux badan kaa soo ay u riyaaqeen daawadayaasha tartanka.

A.L.A VS Hunters of Al-Taqwa [13:12]
Guushu waxay raacday guruubka ACADEMIC LEGENDS OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 1:0 ]

Heroes of Al-Taqwa VS New Diamond [11:10]
Guushu waxay raacday guruubka
HEROES OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 1:0 ]

Hambalyo dhamaantiin dadaalka halkiina kasii wada wareegyo kale ayaa idiin harsan dadaala yaan la niyad jabin Insha Allah.
and Share👈

الحمد لله رب العالمين:           Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Isku...
09/09/2026

الحمد لله رب العالمين:
Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Iskuulka Al-Taqwa wreegiisa 1aad Group E
Isniin Galab oo Taariikhda ahayd 31/08/2026.

Waxaana ciyaaray 2 guruub oo kala ah:
Stars of Win VS Brave Pupils of Al-Taqwa
Labada guruub ee kala ah:
Hot Lions VS M S A. Guruubka M.S.A ayaa maqnaaday Hot Lions ayaa Forfeit la siiyay.

Labada guruubba waa ay dadaaleen waxeyna soo bandhigeen tartan qurux badan kaa soo ay u riyaaqeen daawadayaasha tartanka.
Stars of Win VS Brave Pupils [18:16]
Guushu waxay raacday guruubka STARS OF WIN OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 2:0 ]

Hot Lions VS M.S.A [ 3:0 ]
Tartankoodu waxa uu ku dhamaaday ( 3:0 ) Forfeit ay qaateen ayay ku badiyeen HOT LIONS OF AL-TAQWA:

Hambalyo dhamaantiin dadaalka halkiina kasii wada wareegyo kale ayaa idiin harsan dadaala yaan la niyad jabin Insha Allah.
and Share👈

28/08/2026

Tartanka Iskuulka Al-Taqwa Group D:

الحمد لله رب العالمين:           Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Isku...
28/08/2026

الحمد لله رب العالمين:
Ilaahey ayey mahad usugnaatay oo noo suurta galiyay inaan qabano tartan Aqooneedka Iskuulka Al-Taqwa wreegiisa 1aad Group D
Shalay Galab oo Taariikhda ahayd 27/08/2026.

Waxaana ciyaaray 4 guruub oo kala ah:
Happy Stars of Al-Taqwa VS B.P.A
W.S.A VS Diamond of AL-Taqwa

Afarta guruubba waa ay dadaaleen waxeyna soo bandhigeen tartan qurux badan kaa soo ay u riyaaqeen daawadayaasha tartanka. Happy Stars of Al-Taqwa VS B.P.A [14:11]
Guushu waxay raacday guruubka HAPPY STARS OF AL-TAQWA oo ku badiyay [ 3:0 ]

W.S.A VS Diamond of AL-Taqwa [11:11]
Tartankoodu waxa uu ku dhamaaday bareejo.

Hambalyo dhamaantiin dadaalka halkiina kasii wada wareegyo kale ayaa idiin harsan dadaala yaan la niyad jabin Insha Allah.
and Share👈

Address

Gubadley
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Taqwa school of languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category