14/09/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Dhamaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxaa la ogeysinayaa in SISPE SCHOOL uu bixin doono maadoyin cusub Oo kala ah
1. Barashada cilmiga caafimadka(oo lacag la,aan)
2. Barashada Saxaafada
3. Barashada cilmiga computer ka
Hadaba ka faa'ideyso fursadaas qaaliga ah
Isqoristuna weysocotaa
Tell: 613252658
06/02/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS. Dhamaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxaa la ogeysinayaa in SISPE School uu bixin doono maadoyin cusub Oo kala ahna
1. Barashada cilmiga caafimadka
2. Barashada Saxaafada
3. Barashada cilmiga computer ka
Hadaba ka faa'ideyso fursadaas qaaliga ah
Isqoristuna weysocotaa
Tell: 613252658
16/01/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bahda Ku xiran page ka SISPE School waxa la ogeysinayaa in school ka lagu so kordhiyay madiyin cusub oo kala ah
1.Maadada Computer ka
2.Maadada saxaafada
3.Maadada cafimadka o free ah/lacag la'aan ah
School ka wuxu shaqenayaa 7da malmood
Isdiwan galintuna wey socota yeysan ka buxsamin
Lawadaag asxaabtada donesa inay ka faa'idestaan
MAHADSANIDIIN
29/12/2024
Asc asxbta ku xiran page kan waxan ogeysineyna in schoolka uu bilabay isdiwangilinta arday cusub kuwa oo isugu jira dadkawaweyn iyo caruurta intaba
Waqtigana wa full time iyo part time Duhurki ilaa Habenki 1:00 Pm ilaa 9:30 Pm Habenimo
Khamiis iyo jimco
7:30Am ilaa 12:00 Pm
Madoyinka uu barayo waxa kamid ah
1:English
2: somali
3: math( xisaab)
4:Carabi
5: madada caafimadka
6.Saxafada
7.Computerka
8.farqurxinta
Madoyinka sceintifics ka
1.Biology
2.Chemestry
3.Physics
4.Math
Fg: madada caafimadka wa lacag laan
Wixi faafahin dhere ah fadlan laxirir
0615:252658
0615949526
Fadlan lawadag asxbtada kle mhdsanidiin
16/12/2023
Asc asxbta kuxiran pagekan.
Waxan halkan idinkula wadageyna sawirada xafladi qalin jabinta caafimaadka dufcadi 5aad ee schoolka SAMAKAAB.
Fadlan pagekan like&share garey
21/11/2022
Asc maanta waa Malainta macalinka
Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan
Macalinka qiimihiisa waxaa soo kaabay gabyaagi carbeed ee yiri:
U istaag macalinka oo qadarin buuxda sii, macalinku waxa uu noqon gaaray rasuul
قم للمعلم وفه التبجيلا كاد المعلم أن يكون رسولا