SISPE School

SISPE School

Share

SISPE WAA SCHOOL halku dhigisu yahay Tayo iyo Tacliin

14/09/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Dhamaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxaa la ogeysinayaa in SISPE SCHOOL uu bixin doono maadoyin cusub Oo kala ah
1. Barashada cilmiga caafimadka(oo lacag la,aan)
2. Barashada Saxaafada
3. Barashada cilmiga computer ka
Hadaba ka faa'ideyso fursadaas qaaliga ah
Isqoristuna weysocotaa

Tell: 613252658

06/02/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS. Dhamaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxaa la ogeysinayaa in SISPE School uu bixin doono maadoyin cusub Oo kala ahna
1. Barashada cilmiga caafimadka
2. Barashada Saxaafada
3. Barashada cilmiga computer ka
Hadaba ka faa'ideyso fursadaas qaaliga ah
Isqoristuna weysocotaa

Tell: 613252658

16/01/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bahda Ku xiran page ka SISPE School waxa la ogeysinayaa in school ka lagu so kordhiyay madiyin cusub oo kala ah
1.Maadada Computer ka
2.Maadada saxaafada
3.Maadada cafimadka o free ah/lacag la'aan ah
School ka wuxu shaqenayaa 7da malmood
Isdiwan galintuna wey socota yeysan ka buxsamin
Lawadaag asxaabtada donesa inay ka faa'idestaan

MAHADSANIDIIN

29/12/2024

Asc asxbta ku xiran page kan waxan ogeysineyna in schoolka uu bilabay isdiwangilinta arday cusub kuwa oo isugu jira dadkawaweyn iyo caruurta intaba
Waqtigana wa full time iyo part time Duhurki ilaa Habenki 1:00 Pm ilaa 9:30 Pm Habenimo
Khamiis iyo jimco
7:30Am ilaa 12:00 Pm
Madoyinka uu barayo waxa kamid ah
1:English
2: somali
3: math( xisaab)
4:Carabi
5: madada caafimadka
6.Saxafada
7.Computerka
8.farqurxinta
Madoyinka sceintifics ka
1.Biology
2.Chemestry
3.Physics
4.Math
Fg: madada caafimadka wa lacag laan
Wixi faafahin dhere ah fadlan laxirir
0615:252658
0615949526
Fadlan lawadag asxbtada kle mhdsanidiin

Photos from SISPE School's post 16/12/2023

Asc asxbta kuxiran pagekan.
Waxan halkan idinkula wadageyna sawirada xafladi qalin jabinta caafimaadka dufcadi 5aad ee schoolka SAMAKAAB.
Fadlan pagekan like&share garey

21/11/2022

Asc maanta waa Malainta macalinka
Waxaan u hambalyaynayaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan
Macalinka qiimihiisa waxaa soo kaabay gabyaagi carbeed ee yiri:
U istaag macalinka oo qadarin buuxda sii, macalinku waxa uu noqon gaaray rasuul
قم للمعلم وفه التبجيلا كاد المعلم أن يكون رسولا

19/09/2022

Asc asxta wa xafladi qalin jabinta caafimadka Dufcadi 4aad dhaman khudbidihi lagajediyay.
Fadlan share garey oo naguso biir

13/09/2022

Waxad halkan kadawankarta khudbadii uujediyay
Sheikh Hassan Ahmed

13/09/2022

Waxad halkan kadawankarta khudbadii uujediyay mamumalaha schoolka Al-Birri.
ustaad Abdullaahi Khaliif Omar

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Waxa Uu Kuyaala Wadada Labaad Ee Masjidka Orfane Ee Xafada Waxar Cadde
Mogadishu