30/08/2026
Tartanka schoolada Deegaanka gubta
Waxaa isku arkay galabta 2da iskuul
Waxaana guushu Raacday Daarusalaam primary and secondary school oo keensaday 11 dhibcood
Halka dhigooda 4 gool Heleen
Hambalyo