Laaso

Laaso Education, research, experiments

Neom (SMART CITY) waa magaalo laga dhisaayo Gobolka Tabuuk ee ku yaala waqooyi-galbeed ee Sacuudiga.Waa magaalo u dhaxay...
26/10/2022

Neom (SMART CITY) waa magaalo laga dhisaayo Gobolka Tabuuk ee ku yaala waqooyi-galbeed ee Sacuudiga.
Waa magaalo u dhaxaysa laba darbi oo muraayad ah oo dhererkeedu yahay 170 km.
Sidoo kale gees ilaa gees waxaa ku tagi kartaa mudo dhan 20 daqiiqo.
Mashruucan wuxu ku kici doonaa Lacag dhan 500 billion oo dollar.
Mashruucan wuxu ka koobnaan doonaa magaalooyin caqli badan, dekedo iyo goobo ganacsi, xarumo cilmi-baaris, goobo ciyaaraha iyo madadaalada iyo xarumaha dalxiiska.
Cabirka magaaladan waa dhul dhan 26,500 kiiloo mitir oo isku wareeg ah

HEYDAR ALIYEV CENTER  Mid ka mid ah naqshadihii ugu wanagsanaa oo ay naqshadeysay zaha hadid. Dhismihaan Wuxu ku yaalaa ...
25/10/2022

HEYDAR ALIYEV CENTER
Mid ka mid ah naqshadihii ugu wanagsanaa oo ay naqshadeysay zaha hadid.
Dhismihaan Wuxu ku yaalaa caasimada dalka Azerbaijan ee Baku.
Dhismihaan waxaa la bilaabay sanadii 2007 wuxuuna soo idlaaday may 10, 2012.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share