Zubeir primary and secondary school

Zubeir primary and secondary school ku texnow kuna soo biir pagekan wax badan ayaad ka faa'ideey insha Alah 0615656431

04/09/2026
Waxaa si guul ah usoo gabagaboobay siminaar tababar oo loogu talagalay macallimiinta, kaas oo socday muddo 3 maalmood. m...
26/08/2026

Waxaa si guul ah usoo gabagaboobay siminaar tababar oo loogu talagalay macallimiinta, kaas oo socday muddo 3 maalmood. miilintii 2aad.
Siminaarkan waxaa si wadajir ah uga faa’iideystay macallimiinta Iskuulka Zubeyr iyo Iskuulka Al-Kowthar.

Siminaar Tababar oo Loo Qabtay Macallimiinta📚 Iskaashi Waxbarasho | Horumarinta MacallimiintaWaxaa si guul leh loo qabta...
23/08/2026

Siminaar Tababar oo Loo Qabtay Macallimiinta

📚 Iskaashi Waxbarasho | Horumarinta Macallimiinta

Waxaa si guul leh loo qabtay siminaar tababar oo loogu talagalay macallimiinta soconaayo muddo 3 maalmood ah, kaas oo ay si wadajir ah uga faa’iideysteen macallimiinta Iskuulka Zubeyr iyo Iskuulka Al-Kowthar.

Siminaarku wuxuu diiradda saarayay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha macallimiinta, tayeynta habka waxbaridda, iyo sidii loo horumarin lahaa adeegga waxbarasho ee ardayda.

🤝 Kulankan wuxuu sidoo kale qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga iyo is-dhaafsiga khibradaha waxbarasho ee labada iskuul.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macallimiintii ka qeybgalay siminaarka iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelintiisa.

🎓 Macallin aqoon leh → Waxbarasho tayo leh → Arday mustaqbal leh.

Hambalyo hambalyo hambalyo
15/08/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo

Hambalyo Hambalyo Zubeir school 10 iskuul ugu sareysa maadada English ka ayaa kaalinta 4aad kaga jirnaa
11/08/2026

Hambalyo Hambalyo Zubeir school 10 iskuul ugu sareysa maadada English ka ayaa kaalinta 4aad kaga jirnaa

Mahad oo idi Alle SW ayey u sugnaatay kaasoo inoo suura geliyey inaan soo gaarno gabagabada ama Finalka tartan aqooneedk...
19/05/2026

Mahad oo idi Alle SW ayey u sugnaatay kaasoo inoo suura geliyey inaan soo gaarno gabagabada ama Finalka tartan aqooneedka loo qabanaayey ardayda iskuulka Zubeir ka dib waxaan u mahadcelineynaa Gudiga tartanka iyo macallimiinta u soo dhabar adeegay isku daba ridka iyo habeenta tartanka iyo gudiga ardaydii heeganka u ahayd habeynta goobta tartanka ka socday .
Waxaa beri Arbacada taariikhda : 2026-05-20 ku beegan1447 - 12 - 03 saaxada tartanka ku balansan:
Gelinka h**e tartamayaasha ka kala socda Form Four (A) iyo Form Four (B) .
Gelinka dambana waxaa ku balansan tartamayaasha ka kala socda 5aad(B) iyo 5aad(D)
Inshaa Allaha isla goobtaas ayaa lagu abaalmarin doonaa kooxdii ku guuleysata kaalinta 1aad ee sanad dugsiyeedkan 2025/2026
Guul wacan

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:15
Tuesday 07:00 - 17:15
Wednesday 07:00 - 17:15
Saturday 07:00 - 17:15
Sunday 07:00 - 17:15

Telephone

+252616296554

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zubeir primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Zubeir primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category