Bashir Mohamed Abdukadir

Bashir Mohamed Abdukadir

Share

إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ

23/08/2023

My mom asked how much I bought my iPhone and I told her $50, now she has given me $100 to go buy for her and my lil sister too!! 😂😂😭

23/08/2023

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 12/08/2023

Sxpkaaga ayaa kaa deensaday lacag 4,000 dollar ah sanad ka hor, wuuna kuu diiday inuu ku soo celiyo, waxaad ka bariday ( tuugtay) inuu kala bar xitaa kuu soodiro ( 2,000 dollar) sababtoo ah shiid ayaad ahayd, adna howlahaga ayaad ku qabsan lahayd, wuxuu ku yiri haday saas tahay waxaan ku soodiraa 1,500 dollar, waxaad ogaatay inaadan wax qiyaar ah lahayn aadna ku qasban tahay inaad aqbasho, waxaad tiri waa yahy isoodir, waxaad siisay accoun number ka bangigaga, subaxdii markaaad soo kacday acoun kaagi ayaad fiirisay waxaaba ku jira 15,000 dollar, waad aamini wayday si fcn ayaad ufiirisay waaba 15,000 dollar, mobile kaaga ayaad ku booday misena sxpkaa ayaaba 53 missed calls ka aragtay iyo 25 Tex message, asoo kaa barayaya inaad usoo celiso13,500 dollar wuxuuna rabay inuu 1,500 dollar kusoo diro lkn si kadis ah ayaa 0 ka raacday,

Maxaad sameyn lahayd:

1) waxaan ucelin lahaa 13,500 dollar
2) 5,000 dollar ayaan ka jaran lahaaa
3) 15,000 dollar waan qadan lahaa
4) Telephone kaaba ka dansan lahaaa

Fikirkaaga bal

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 24/07/2023

Congratulations sxp Macruuf Guuleyso

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 22/07/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan Hambalyo uu dirayaa Adeerkey Mohamed Ibrahim Nur ou soo idlaaday Jaamacadda Waxaan leeyahay Hambalyo Hambalyo Adeer, waxaan ku aqaanaa Howlkarnimo iyo daacadnimo. Adeer Cilmiga aad baratay looma ciishoon doono, Hambalyo Hambalyo qalinka sii wad hogaanwanaagna waan kuu rajeeynayaa.

Congratulations Adeer 🙏🥰

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 20/07/2023

🥰

Congratulations guys

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 19/07/2023

Another Sacrifices Paid Off Alhamdulillah

It wasn't that easy 🥺❤️ I finally graduated from University SIU 😍

Alhamdulillah😊

Maalin igu weyn, in badana aan sugaayay maanta oo kale, waafajin Eebe iyo dedaal dheer kadib Finally I made it, Alhamdulillah😊

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 12/07/2023

Smart 🧠 🤣😂

Diyaarad ayaa qarka usaarneyd inay burburto waxana ku jira 4 qof. Duuliyaha, Macalin, ardaygiisii ​​iyo nin caqli badan. Nasiib daro waxaa yaala keliya 3 baarashuud "parachutes."

Duuliyaha ayaa yiri sanado badan ayay qaadataa in la helo duuliye aniga oo kale ah. Waa in aan dalkan u noolaado oo aan u adeegaa. Inta uu baarashuutkii mid ka mid ah qabsaday ayuu la booday.

Ninkii Caqliga badnaa ayaa isna yiri, waan caqli badnahay. Markaa waa inaan noolaadaa. isna wuu qabsaday wuuna booday.

Hal baarashuud keliya ayaa haray.

Macallinkii ayaa ardaygiisi ku yiri, ani waan sii duqoobayaa adigaa dhalinyaro ah, ee midka harsan qado ee la bood.

Ardaygii ayaa yiri, looma baahna ustaad, ninkii caqli badnaa ayaa la booday boorsadeydi dhabarka.🤣😂

Waligaa ha isugu maleynin inaan Aadanaha kale wax dheertahy, oo aan lagu gaarin

Habeen wangsan sxpyaal

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 11/07/2023

Impossible! 🤣🤭 Car qosol isku celi 🤣😂

Oday waayel ah oo 90 jir ah, ayaa guursaday gabadh yar oo 18 jir ah, odeygii ayaa u tagay dhakhtar waxana dhax maray sheekadan:

Odeygii: Diktoore xaaskaygi 18 jir ka ah, ayaa uur leh, maxaa talo isin lahayd ?

Dhaqtarka: saas miyaa OK. sheeko yar aan kuu sheego. nin ugaarsade ah ayaa si degdeg ah ugaar u aaday, wuxuuna horay uqaatay dalad ☔ halkii uu qori ka qaadan lahaa. Wuxuuna aaday Duurka, kadib wuxu arkay libaax, islamarkii wuxuu kor u qaaday dallada ☔ wuxuuna jiiday meesha gacan-qabsiga ( meesha dalaga laga furo ) Libaaxiina wuu dhintay!

Odeygii: macquul ma ahn, qof kale ayaa toogtay libaaxaas.

Dhaqtarkii: Su'aashaada jawaabteeda waad heshay filaa 🥱🤣🤣🤣😂😂😂

Habeen wangsan sxpyaal

11/07/2023

Jaamacadda ummadda Somaaliyeed🥰

Waxuu mudo 1 sano oo Dahabi ah aan la qaadanay Maamulka, Macaliminta,iyo Ardayda Social work eeJaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Waxan umahad celinaa dhaman hogaanka Jaamacadda iyo macalimiinta, xaqiiqdii waad gaarteen hadafkii aad hiigsanayseen, oo waad soo saarteen jiil dhaxal gal uah ah umada Somaliyeed waadna guranaysaan miraha aad beer teen, iyo Juhdigii aad bixiseen, Insha Allah.
Waxaan hamblyo Hamblyo leeyahay sxpday oo muda 1 sano ah isla soo halgenay.

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 08/07/2023

Ma ila argtay:

Afsomaali ku hadal 🙈🤣😂

Ethiopia 🇪🇹 wax ka badan 40 luuqadood looga hadlaa and they are Union, Uganda 🇺🇬 40 luuqadood ka badan loogu hadlaa and their family, Kenya 🇰🇪 50 luuqadood ka badan waad aragtaa hormarkoodi, Tanzania 🇹🇿 100 luuqadood ayay ku hadlaan and they respect each other, in Somalia 🇸🇴 2 luuqadood loogu hadlaa Afsomaali ku hadal 🤣😂

Respecting athor people and their language is very important, coz it shows we see each other as people not as problems.

Waligaa ma laguugu dhahay Afsomaali ku hadal ama ma aragtay qof lagu yiri Afsomaali ku hadal asoo May ku hadlaya

Qoraa : Bashir Mohamed Abdulkadir

Photos from Bashir Mohamed Abdukadir's post 08/07/2023

Qof iga imtixaaam badan ma jiro! 👇

Waxaa jiro paradigm la yiraahdo " Cognitive therapy" oo qolodaan psychology ay aad ugu shaqeeyan. Paradigm kan waa in Qofka la qanciyo wax allaale wixa negative thoughts uu aaminsan yahyn loo bedelo positive thoughts.
Si markaa u fiirisad waxa laga soo Copy yeeyay diinteena suuban, xadiithkii ahaa(قال رسول الله، ﷺ: انظروا إلى من هو أسفل منكم، ولا تنظروا إلى من هو فوقكم ).
Waa in marwalba aad eegta midka kaa hooseya Tusaale: Hadaad hati raadineyso qofbaa raadi naya caafimaad, Hadaad caafimad raadinay sana ogow qof ayaanba helin oo geeriyoday. Maanta Haad dhoola cadey neyso ogow qofbaa oynaya. Mar kasta oo aad Illahy weydiisato inu kor u qaado noloshada ama wax ka beddelo xaaladdaada, xasuus naaw qofbaa illahy ka baryaya inuu gaaro xaaladdaada oo kale.
Dabaaldeg kasta oo Dhalmo" happy birthday", sidoo kale Waxaa Jira illmeyn Dhimashada Ilmo yar.
Mar kasta oo aad kaadido ama biyo cabto xusuusnow in qof uu u isticmaalayo tuubo( pipe) si uu ukaadiyo ama biyo u cabo.

Nuxurka qoraalkeyga waxa weye inuu qofka ku qanco wuxuu Allahy siiyay uuna ku sabro, marxalada uu ku sugan yahy, hadad islleedahay adunkan qof ka ugu imtixaam ka badan baan ahy malaha mid kaa daran waa arki, marwalba Allahy umahad celi marxalad walba ku sugan tahy, aadna ka fikirto waxa wanaaga aad haysato inta aadan ka fikirin waxyaabaha aan micnaha lahayn ee aad xiisayno.

Subax wanagsaan jaalayaal

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu