Cilmi-Doon Institute.

Cilmi-Doon Institute. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilmi-Doon Institute., School, Waberi, Mombasa.

MAGACAABIS RASMI AHIyadoo laga duulayo himilooyinka waxbarasho ee machadku hiigsanayo, Cilmi-doon Institute waxa uu si s...
06/03/2026

MAGACAABIS RASMI AH

Iyadoo laga duulayo himilooyinka waxbarasho ee machadku hiigsanayo,

Cilmi-doon Institute waxa uu si sharaf iyo kalsooni leh ugu dhawaaqayaa magacaabista Mohamed Abdullahi Muhudiin { Mohamed Caaqil } oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Machadka Cilmi-doon Institute.

Magacaabistan waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo aqoonta hoggaamineed ee uu leeyahay, si uu u hoggaamiyo himilooyinka machadka ee ku aaddan horumarinta waxbarashada, cilmi-baarista, tababarrada iyo kobcinta aqoonta bulshada.

Waxaan ku bogaadinaynaa xilkan muhiimka ah, waxaana kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo in aad door muuqda ka qaadato kobcinta iyo horumarinta howlaha aqooneed ee machadka.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! 🌟

MAGACAABIS Machadka Cilmi-doon Institute waxa uu si sharaf iyo kalsooni leh ugu dhawaaqayaa magacaabista Haawa Hussain M...
28/02/2026

MAGACAABIS

Machadka Cilmi-doon Institute waxa uu si sharaf iyo kalsooni leh ugu dhawaaqayaa magacaabista Haawa Hussain Mohamed
Guddoomiye Ku-xigeenka Machadka Cilmi-doon Institute.

Waxaan kugu bogaadinaynaa xilkan cusub, waxaana ku rajaynaynaa guul, horumar iyo in ay ka miro-dhaliso himilooyinka waxbarasho, cilmi-baarista, tababarrada iyo kobcinta aqoonta ee machadku hiigsanayo.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🌟

📢 BISMILLAH Machadka Cilmi-doon Institute wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa in:Mudane Abdi Fitaah ibraahim omar loo maga...
25/02/2026

📢 BISMILLAH

Machadka Cilmi-doon Institute wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa in:

Mudane Abdi Fitaah ibraahim omar

loo magacaabay
Guddoomiyaha Machadka Cilmi-doon Institute

Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiyaha cusub guul iyo hoggaan wax ku ool ah oo horseeda horumarinta howlaha cilmi-baarista, tababarrada iyo kobcinta aqoonta.

Address

Waberi
Mombasa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi-Doon Institute. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share