Al-Muniir Online College

Al-Muniir Online College Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.

25/05/2026

Fursad Dahabi ah: ku Baro Luuqadda Carabiga si'bilaash ah.

16/05/2026

Waxaan Kuu Diyaarinnay 𝗕𝗔π—₯𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 π—Ÿπ—¨π—€π—”π——π——π—” 𝗖𝗔π—₯π—”π—•π—œπ—šπ—” Oo Qaab Casriya Lagu Baranayo 𝗛𝗔𝗕 π—’π—‘π—Ÿπ—œπ—‘π—˜'𝗑𝗔 𝗠𝗨𝗗𝗗𝗒 π—Ÿπ—œπ—« (6) π—•π—œπ—Ÿπ—’π—’π——π—” β€”> 61 6774441

26/03/2026
08/03/2026

πŸŒ™ FURSAD QAALI AH – BISHA RAMADAAN AWGEED! πŸŒ™
Bisha barakeysan ee Ramadaan darteed,
Al Muniir Academy waxay BILAASH kaaga dhigtay koorsada Luqadda Carabiga! πŸ“˜βœ¨
Ma rabtaa inaad barato akhriska, qoraalka iyo fahamka Af-Carabiga si fudud?
Hadda waa waqtigii kuugu habboonaa!
πŸ–₯️ Koorsadu waa ONLINE
🏠 Waxaad ku qaadan kartaa adigoo jooga gurigaaga
πŸ’Ό Ama goobtaada shaqo
⏰ Waxaad baran kartaa xilli kasta iyo goor kasta oo kuugu habboon
βœ”οΈ Casharro si fudud loo fahmi karo
βœ”οΈ Macallimiin khibrad leh
βœ”οΈ Fursad gaar ah oo Ramadaan ah
Ha seegin fursaddan qaaliga ah ee bilaashka ah!
πŸ“² Kudhufo link-ga hoose ama WhatsApp nagala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso.

20/02/2026

Mid kamid ah ardaydeena oo ka shaqeeynaya leyligii loodiray

18/02/2026

Ogeeysiis Al-Muniir Online College bishaan waxay qaadaneeysaa koorso luqada carbiga ah oo free ah.

Address

Mogadisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Muniir Online College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share