Abdulqadir Bolis

Abdulqadir Bolis

Share

Nala Joog oo Jiho Hel.

05/10/2025

Walaalkeey walaalkeey marka wiilal islaameed la laayo waa siyaayad xumadda soomaalida.

05/10/2025

Cidda ku marti qaaday, wanaagooda ilaali.
Hadii aad wax soo duubeysaan iyadana wax wanaagsan soo duuba.

05/10/2025

Eedeysane Xasan Sheekh waxay kusoo dhamaatay Dr Xasan Sheekh. Waa siyaasadda soomaalida iyo xaalkeeda.

04/10/2025

'Xog cusub' oo ku saabsan weerarkii AS ay ku qaaday Godka Jilacoow.

04/10/2025

Foolxumo, dhibaato, iyo collaad siyaasad xummo ayaa sabab u ah. Allow magantaa

04/10/2025

Wadooyin badan oo dayacan, rafaadsan, ciriiriga magaalada qayb ka ah ayaa jiro. Shaqada ay bilaabeen ee wado furista ah kalsoonideeda waa in ay lahaadaan.
Ka shacab ahaan baahi badan ayaan u qabnaa wadooyin badan.

04/10/2025

Maxaabiistii baxsatay sidee dadka looga dhex aqoonsan karaa? Malahan uniform ugaar ah.
Kawaran adigoo iska ee indhaha taag-taagaayo ee laguugu daro? Ma ahayn cidkaa maqleyso maleh 😄

04/10/2025

Qarax ayaa dhacay marka ay sheekada u mareysay amniga caasimadda
Been ha sheegin miyaa mise ciqaab iyo Carre alle ayaa jirto?
maadaama la'ansixiyay sharci lid ku ah diinta islaamka.

04/10/2025

Sidee As ugu suuragashay in ay weerar ku qaado goob amaan-keeda aad loo adkeeyo?

03/10/2025

Waaba usoo carfee marka ay ku arkaan 😄
When they know, the price goes up 😃

01/02/2024

Albaabkooda way kaa soo xiran karaan, balse kii Alle ayaa kuu furan marwalba!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu